10/1/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, November 7, 2022

Isniin, November, 7, 2022 (HOL) - Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa awaamiir cusub oo ay soo saartay ku sheegtay in aan Al-Shabaab loogu yeerin magaca aan aheyn Khawaarij.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, November 6, 2022

Axad, November, 6, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay markii ugu horraysay ku guulaysatay inay xanibto akoono maaliyaddeed oo Alshabaab ku lahaayeen xawaaladaha iyo bangiyada dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, November 5, 2022

Sabti, November, 5, 2022 (HOL) - Ugu yaraan 15 qof ayaa ku geeriyooday, tiro intaas ka badan ayaa ku dhaawacmay weerar ismiidaamin ah oo maqribkii caawa ka dhacay warshadii hore ee Nacnaca ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, November 4, 2022

Jimco, November, 4, 2022 (HOL) – Ugu yaraan 100 dagaalyahano oo ka tirsan kooxda al-Shabab, ayaa shalay lagu dilay dagaal xooggan oo ka dhacay deegaanka Ceelhareeri oo hoos taga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, November 3, 2022

Khamiis, November, 3, 2022 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo barqanimadii Maanta ku dhexmaray deegaanka Ceelhareeri ee gobolka Hiiraan dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab iyo ciidamada dib u xureynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, November 2, 2022

Arbaco, November, 2, 2022 (HOL) - Mareykanka ayaa soo saaray cunaqabateyn ka dhan ah ururka Daacish ee Soomaaliya, isagoo magacaabay xubno ka tirsan kooxda Daacish iyo shabakad lagu eedeeyay inay ku lug leedahay hubka gacanta u gala kooxaha argagixisada.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]