More Articles
Khamiis, October, 20, 2022 (HOL) - Wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hay'adaha amniga ay la wadaagtay cabasho uga timid ganacsatada Soomaaliyeed, oo sheegay in xogta ganacsigooda lala wadaago kooxda Alshabaab.
Warkii oo dhan
Arbaco, October, 19, 2022 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhaw uu qarax xoogan ka dhacay bartamaha Buundada degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan.
Talaado, October, 18, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay tallaabada ay dowladda Mareykanka cunaqabeteynta ugu soo rogtay shakhsiyaadka dhanka maaliyadda iyo saadka ka taageera ururka Alshabaab.
Isniin, October, 17, 2022 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladdiisu ay dagaal dhab ah kula jirto Al-shabaab ayna cunaqabatayn ku soo rogi doonto cid walba oo gacan saar la leh kooxda Al-shabaab.
Axad, October, 16, 2022 (HOL) - Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre ayaa sheegay in dowladdiisa ay si adag u taageersan tahay qorshaha mideysan ee dowladda Soomaaliya iyo qabaailadu isaga kaashanayaan dagaalka Alshabaab.
Sabti, October, 15, 2022 (HOL) - Waxaa goordhaw soo gabagaboobay Ciyaar xiiso badneyd oo dhexmartay xulalka qaranka dalalka Soomaaliya iyo South Sudan ee da'doodu ka hooseyso 17-sano.