VIDEO: Wareysi uu Wariye Ibraahim Baafo la yeeshay Danjiraha Somalia u Fadhiya Kuwait

Axad, Oktoobar 18, 2015 (HOL) — Wariye Ibraahim Cumar Baafo oo maalmahan howl u joogay magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq, ayaa wuxuu wareysi gaar ah kula yeeshay danjiraha Somalia u fadhiya dalka Kuwait, C/qaadir Amiin Sheekh oo ka mid ahaa mas’uuliyiintii goobjoogga ka ahaa furitaanka safaaradda Somalia ee dalka Ciraaq.

Haddaba, DHAGEYSO Wargeysiga Danjiraha Somaila ee Kuwait uu siiyay BAAFO;

Ibraahim Cumar Baafo, Hiiraan Online
[email protected]
Baqdaad, Ciraaq