Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo magacaabay Guddiyada Diiwaangelinta ee saddex gobol iyo Jawaabta Axsaabta Qaranka

Axad, March 09, 2008(HOL):  Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey magacyada Xubnaha Guddiyada doorashooyinka ee Gobolada Maroodi-jeex (Hargeysa), Awdal iyo Saaxil. Taas oo ay jawaab ku saabsan aragtidooda ku aaddan magacaabistan ay ka bixiyeen Guddoomiyayaasha Saddexda Xisbi ee Gobolka Hargeysa.

 

Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka, Maxamed Yuusuf Axmed oo hoggaaminayey weftiga Saddexda Gobol ee Galbeedka dalka oo ka kooban Komishanka, Saddexda Xisbi, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Xubno ka socdey Golaha Guurtida, ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku magacaabay xubnaha guddiyada Komishanka iyo Diiwaangelinta ee Saddexda Gobol ee Hargeysa, Awdal iyo Saaxil iyo degmooyinka hoos yimaadda. Waxana uu qoraalkiisa ku sheegay Guddoomiyuhu in xubnaha u magacaabeen Komishanka iyo Diiwaangelintu ay yihiin xubno ay ku soo xusheen aqoontooda, kartidooda iyo dhex-dhexaadnimo, isla markaana ay ku wadaqanceen dhinacyadii ay khusaysey arrintu.

 

Waxayna kala yihiin magacyada Guddiyadu sidan:

 

Komishanka Gobolka Maroodi-jeex (Hargeysa)

1-Eng Ismaaciil Xasan Cumar  - Gudoomiye

2- Cabdilaahi Siciid faarax  - Gudoomiye ku xigeen

3-Khadar Xasan Qabaale  -  Xoghayn

 

 Komishinka Degmada Hargeysa

1- Cali Iimaan Jaamac - Gudoomiye

2-Axmed Cabdilaahi Cilmi - Gudoomiye ku xigeen

3-Naasir Cawil Axmed - Xoghayn

4- Cabdi Saleebaan Maxamed - Tiriye

5- Faysal C/Laahi Axmed   - Hubiye

6-Aadan Aw- Bashiir Axmed -  Hubiye

 

Guddida Diwaan gelinta G/maroodi Jeex

1- Xamse Maxamed Cali Gudoomiye

2- Muxumed Yaasiin Diini Gudoomiye ku xigeen

3- Maxamed Nuur Xasan Xoghayn

 

Guddida diwaan gelinta degmada Hargeysa

1-Ismaaciil Cabdi Daahir - Gudoomiye

2- Jaamac Axmed Cismaan - Guddoomiye ku xigeen

3- Rashiid Cabdi Ismaaciil – Xoghayn

 

Guddiga Degmada Gabilay

1-C/Raxmaan Muxumed Baadil -Gudoomiye

2-Jaamac Daa’uud Ibraahim -Gudoomiye ku xigeen

3-Mubaarik Cismaan Xuseen -Xoghayn

4- Mustafe Axmed Cabdilaahi -Tiriye

5-  Cabdi Faarax Nuur -Hubiye

6- Ubax Cumar Gaafane –Hubiye

 

Guddida Diwaangelinta degmada gabilay

1-  Xuseen Xasan Gaboobe -Gudoomiye

2- C/Qaadir Maxamed Daa’uud -Gud/xigeen

3-   Mahad Maxamed Cilmi –Xoghayn

 

Guddiga Degmada Salaxlay

1-     Aadan Aw- Ismaaciil Xasan -Gudoomiye

2-     Ismaaciil Cabdi Ibraahim -Gud/xigeen

3-     Mawliid Cigaal Samatar –Xoghayn

 

Gudida diwaangelinta degmada Salaxlay

1-     Sidiiq Cismaan Cali -Gudoomiye

2-     Axmed Cali Xirsi -Gud/Xigeen

3-     Jamaal Xuseen -Daahir Xoghayn

 

Guddiga Degmada Bali Gubadle

1-Xuseen Xasan Maxamed  -Gudoomiye

2- Ibraahim Faarax Yuusuf   - Gud/Xigeen

3- Good Nuur Muxumed      - Xoghayn

 

Guddiga Diwaangelinta Degmada Bali Gubadle

1-     Siciid Yuusuf Aadan -Gudoomiye

2-     Xamse Maxamed Aadan -Gud/Xigeen

3-     C/Kariim Axmed Muxumed –Xoghayn

 

Guddiga Gobolka Awdal

1-     Cumar Yuusuf Max’ed -Gudoomiye

2-     Maxed Nuur Suldaan -Gud/Xigeen

3-     Siyaad Cali Cumar   -Xoghayn

 

Guddiga  Degmada Boorame

!- Xasan X Nuur Max’ed -Gudoomiye

2- C/Laahi Maxamuud -Guuleed Gud/Xigeen

3- Idiris faarax Muuse -Xoghayn

4- C/Raxmaan Dixood Malow -Tiriye

5- Axmed Daahir Xasan -Hubiye

6- Axmed Faarax Caynaan –Hubiye

 

Guddiga Diwaangelinta Gobolka Awdal

1-     Faarax cilmi Maxamuud -Gudoomiye

2-     Muscaf Xirsi Cali -Gud/Xigeen

3-     Khadra Jaamac Muxumed –Xoghayn

 

Guddida Diwaangelinta degmada Boorame

1-     Cali Cilmi Goohe -gudoomiye

2-     Salaan Cabdi Cigge -Gud/Xigeen

3-     Maxamed Cabdi Cilmi –Xoghayn

 

Guddiga Degmada Baki

1-Abiib Yuusuf Jaamac -Gudoomiye

2- Ceelaabe Max’ed Hurre -Gud/Xigeen

3- Ducaale Axmed –Xoghayn

 

Guddida diwaangelinta Degmada Baki

1-     Daahir Xasan Warsame -Gudoomiye

2-     Fahmi Cabdi Bidaar -Gud/xigeen

3-     Maxamed Siciid Ducaale –Xoghayn

 

Guddiga Degmada Saylac

1-Xasan Daahir Xadi -Gudoomiye

 2-Cawaale Ismaaciil Xasan -Guddoomiye ku xigeen

3-Ibraahim Xasan Axmed -Xoghayn

4-Mursal Macalin Aareeye -Hubiye

5-Cismaan Cali Maydhane -Tiriye

6-Siciid Muuse Ibraahim –Tiriye

 

Guddida diwaangelinta degmada Saylac

1-     Cabdilaahi faarax maydhane -gudoomiye

2-     Cali Allaale Riyaale -ku xigeen

3-     Xaamud Ibraahim Miigane –Xoghayn

 

Guddiga  degmada Lughaya

1-Maris Daahir Halas -Gudoomiye

2- Ilyaas Cabdi Aadan -ku xigeen

3- C/Naasir axmed Ibraahim –Xoghayn

 

Guddida diwaan gelinta Degmada Lughaya

1-Xuseen Makaahiil Rooble -Gudoomiye

2- Cabdi Xuseen Cali -ku xigeen

3- Muuse Jeeke Aaraye –xoghayn

 

Guddiga Gobolka Saaxil

1-     Sidiiq Axmed xaaji Maxamuud -gudoomiye

2-     Maxed Caabi Axmed -ku xigeen

3-     Maxamed Cabdi Jaamac –xoghayn

 

Guddiga degmada Berbera

1-     Cumar Aadan Kaahin -Gudoomiye

2-     Diiriye Abyan Maxamed -ku xigeen

3-     C/Laahi Nuur Cabdi –Xoghayn

 

  Gudida diwaan gelinta Gobolka Saaxil

1-C/laahi Aadan Guray -gudoomiye

2- C/Laahi Xasan Ismaaciil -ku xigeen

3- Axmed/nuur Cabdi Muuse –Xoghayn

 

Gudida diwaan gelinta degmada Berbera

1-     Cismaan axmed Ismaaciil -Gudoomiye

2-     Maxamed ismaaciil Ibraahim -ku xigeen

3-     C/Laahi Muuse Jaamac –Xoghayn

 

Guddiga Degmada Sheekh

1-     Maxamed X Yuusuf Siciid -Gudoomiye

2-     Siciid Cali Xasan -ku xigeen

3-     Ibraahim Guuleed Maxamuud –Xoghayn

 

Guddida diwaan gelinta degmada Sheekh

1-     Daahir X Cabdi X Abokor -Gudoomiye

2-     Xasan Kayd C/Laahi Xuseen -ku xigeen

3-     Axmed ismaaciil Warsame –Xoghayn

 

Weftiga Guddiga Aaga Galbeed

1-     Maxamed Aw Yuusuf Axmed -Gudoomiye

2-     Jaamac Maxamuud Cumar -Xubin

 

Dhinaca kale, ku dhawaaqista xubnahan Wakiillada komishanka iyo gudiga diiwaan gelinta Gobollada Galbeedka Somaliland waxa durba aragtidooda ka dhiibtay Gudoomiyayaasha Axsaabta siyaasiga ah ee Gobolka Hargeysa. Kuwaasoo muujiyay inaanay ku qanacsanayn xubnaha loo magacaabay Gobolka Hargeysa. Waxana ay ku eedeeyeen Gudiga Komishanka in Liis ay u gudbiyeen sadexda Xisbi Qaran ay heshiis ku ahaayeen in laga xusho xubnaha loo magacaabayo Gobolka, taasoo ay ku eedeeyeen Komishanku inuu gees maray.

 

Barkhad M. Kaariye     Hiiraan Online

[email protected]

Hargeysa, Somaliland