More Articles
Isniin, Abriil 25, 2016 (HOL) โ Magaalada Jig-jiga ee Dowlad-deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, ayaa waxaa maanta lagu soo Gunaanaday Qiimeyn lagu samaynayay Wax-barashada guud ee Itoobiya, taasoo uu hoggaaminayay Wasiirka Waxbarashada Federaalka Itoobiya, Shifaraw Shukute.
Warkii oo dhan
Axad, Abriil 24, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Khaatumo, Prof. Cali Khaliif Galayr ayaa sheegay in Puntland aanay wax shuqul ah ku lahayn soo xulista xildhibaannada cusub ee ka imaan doona deeggaannada Khaatumo ka soo jeeda.
Sabti, Abriil 23, 2016 (HOL) โ Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kasoo saaray goโaanno mooshinkii muranka dhaliyay ee laga keenay Shirka Jowhar ee Maamulka loogu dhisayo gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, kaasoo 19-kii bishan khilaaf adag ka dhex-dhaliyay Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya.
Jimco, Abriil 22, 2016 (HOL) โGolaha Ammaanka ee QM, ayaa warbixin ay soo saareen maanta ku amaanay horumarka ay ku taallaabsatay Dowladda Federaalka Somalia, kuwaas oo ay sheegeen in la sameeyay afartii sano ee lasoo dhaafay, gaar ahaan Arrimaha la xiriira Siyaasadda dalka.
Khamiis, Abriil 21, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka dhawaajiyay inuu mar kale u Tartamayo Hoggaanka Somalia, isagoo xusay inuu la imaan doono ajandayaal cusub oo uu shacabka Soomaaliyeed u ballan-qaadi doono.
Arbaco, Abriil 20, 2016 (HOL) โ Ergayga QM ee Arrimaha Somalia Micheal Keating oo Golaha Amaanka ee QM warbixin ka siinayay Xaaladda Somalia, ayaa soo Hadal-qaaday Arrimaha Siyaasadda, Amniga, Dhaqaalaha iyo Xaaladaha Baniโaadanimo ee Xilligaan ka jira Soomaaliya, isagoo xusay in Somalia ay ka jiraan caqabado badan iyo horumarro lagu tallaabsaday.