More Articles
Isniin, Janaayo, 10, 2022 (HOL) - Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay in golaha wadatashiga qaran ay heshiis ku gaareen hannaanka doorashada iyo dardar gelinta doorashada Golaha Shacabka.
Warkii oo dhan
Axad, Janaayo, 9, 2022 (HOL) - Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa goordhaw si rasmi ah u soo gabagabeeyay shirkii uga socday magaalada Muqdisho lixdii maalmood ee lasoo dhaafay.
Sabti, Janaayo, 8, 2022 (HOL) - Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay dib u furtay isticmaalka UN Terminal ee garoonka Aadan Cadde oo aheyd qeyb u gaar ah isticmaalkeeda UN-ka, AMISOM iyo dhamaan Ajaaniibta degan Xerada Xalane.
Jimco, Janaayo, 7, 2022 (HOL) - Madaxweyne Farmaajo ayaa Bangiga Dhexe ku amray inaan laga bixin qasnada lacag $9.6 milyan oo ay Dowladda Imaaraadka leedahay.
Khamiis, Janaayo, 6, 2022 (HOL) - Waxaa goordhaw soo gabagaboobay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalintii afaraad oo xiriir ah ka socda teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.
Arbaco, January, 5, 2022 (HOL) - Iyadoo saacadahii lasoo dhaafay ee Maanta baraha Buslahada ku wada xariirto lagu faafiyay warar sheegayay in maamulka Hawada dalka lagu wareejinayo shirkad gaar loo leeyahay ayaa waxaa arintaasi si wadajir ah u beeniyey Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Duraan Axmed Faarax iyo Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Sommaaliyeed Axmed Macalin Xasan.
Talaado, January, 4, 2022 (HOL) - Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hoggaamiyo Raysal wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay wakiilada Beeaha Caalamka, kaasoo ay uga wada hadleen dardar gelinta howlaha doorashooyinka dalka.