7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 23, 2021

Sabti, October, 23, 2021 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu Sunna ay dib ula wareegeen gacan ku heynta xarumahii maanta ay kala wareegeen ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 22, 2021

Jimco, October, 22, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay qorshayasha uu wado midowga Afrika oo dhawaan taageeray hindise lagu doonayo in wax ka beddel lagu sameeyo howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee AMISOM.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 21, 2021

Khamiis, October, 21, 2021 (HOL) - Kulan ay yeesheen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble ayaa xal looga gaaray khilaaf siyaasadeed ee soo jiitamayay muddada dheer.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 20, 2021

Arbaco, October, 20, 2021 (HOL) - 20 sano kaddib, ayaa markii ugu horraysay nin Soomaali ah wuxuu xubin ka noqday golaha deegaanka ee magaalada Turino ee dalka Talyaaniga.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 19, 2021

Talaado, October, 19, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay kalluumaysiga sharci darrada ah ee maraakiibta shisheeye ka wadaan badda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 18, 2021

Isniin, October, 18, 2021 (HOL) - Waxaa maanta si rasmi ah xariga looga jaray dhismaha Terminaalka cusub ee garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]