7/7/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 13, 2022

Khamiis, Janaayo, 13, 2022 (HOL) - Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hay’addaha dowladda uga digay in ay ku tagrifal ku sameeyaan hantida dowladda oo ay gacanta ku hayaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 12, 2022

Arbaco, Janaayo, 12, 2022 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay wadada 21-ka Oktoobar agagaarka xerada Afisyooni degmada Waabari ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 11, 2022

Talaado, Janaayo, 11, 2022 (HOL) - Qaar kamid ah Puntland oo uu horkacayo Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa go'aan kasoo saaray khilaafka madaxweynaha Puntland iyo hay'adda PSF.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 10, 2022

Isniin, Janaayo, 10, 2022 (HOL) - Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay in golaha wadatashiga qaran ay heshiis ku gaareen hannaanka doorashada iyo dardar gelinta doorashada Golaha Shacabka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Janaayo 9, 2022

Axad, Janaayo, 9, 2022 (HOL) - Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa goordhaw si rasmi ah u soo gabagabeeyay shirkii uga socday magaalada Muqdisho lixdii maalmood ee lasoo dhaafay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 8, 2022

Sabti, Janaayo, 8, 2022 (HOL) - Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay dib u furtay isticmaalka UN Terminal ee garoonka Aadan Cadde oo aheyd qeyb u gaar ah isticmaalkeeda UN-ka, AMISOM iyo dhamaan Ajaaniibta degan Xerada Xalane.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 7, 2022

Jimco, Janaayo, 7, 2022 (HOL) - Madaxweyne Farmaajo ayaa Bangiga Dhexe ku amray inaan laga bixin qasnada lacag $9.6 milyan oo ay Dowladda Imaaraadka leedahay.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]