More Articles
Khamiis, Feberaayo 12, 2015 (HOL) โ Ugu yaraan sagaal qof oo dhinacyadii dagaalku u dhexeeyay ah ayaa ku geeriyooday tiro kale oo intaa ka badanna waa ay ku dhaawacmeen dagaal culus oo saacadihii hore ee maanta ku dhaxmaray degmada Guri-ceel ciidammo ka tirsan dowladda iyo garab ka mid ah xoogagga Ahlu Sunna ee gobollada dhexe.
Warkii oo dhan
MOGADISHU (HOL) --- Somalia's president left for Germany for urgent medical check-ups, sources close to the Somali leader told HOL.
Full Story
Arbaco, Feberaayo 11, 2015 (HOL) โ Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise-sharciyeedka uu ku howlgeli doono guddiga doorashooyinka madaxa-bannaan ee dalka.
MOGADISHU (HOL) -- Somalia's president accompanied by ministers have flown to a central Somali town as fighting between government forces and moderate Islamists intensified in neighboring town, killing at least 15 people, officials said on Tuesday.
Talaado, Feberaayo 10, 2015 (HOL) โ Ku dhawaad 15 ruux oo ay ka mid yihiin saddex ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyootay tiro kale oo intaa ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal culus degmada Guri-ceel ku dhaxmaray ciidammada dowladda iyo garab ka mid ah xoogagga Ahlusunna Waljameeca ee gobollada dhexe.
Isniin, Feberaayo 09, 2015 (HOL) โ Dowladda Sudan ayaa sheegtay inaysan dal-ku-gal siin doonin wixii hadda ka dambeeya Soomaalida doonaysa inay dalkooda tagaan, iyadoo sabab uga dhigtay in qulqulka Soomaalida oo ku batay dalkooda.
MOGADISHU (HOL) -- After weeks of political crisis and delays, Somali parliament has endorsed the cabinet by the prime minister who was forced to withdraw his initial line-ups after parliament's rejection.
Axad, Feberaayo 08, 2015 (HOL) โ Raโiisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharmaโarke ayaa ugu baaqay bangiyada dalka Mareykanka inay ka laabtaan goโaanka ay ku xirayaan xisaabaadka xawaaladaha Soomaalida ee dalka Maraykanka. Isagoo sheegay in shacabka Soomaaliyeed intooda badan ay noloshoodu ku tiirsan tahay lacagaha soo mara Xawaaladaha.
MOGADISHU (HOL) -- As MPs set to vote on the new cabinet line-ups by the prime minister on Monday, Somali legislators have filed a motion resisting the speaker's moderation for that session, in a further exacerbation for the country's political crisis.
The lawmakers sent letters to Secretary of State John Kerry, Secretary of the Treasury Jacob Lew, National Security Advisor Susan Rice, Federal Deposit Insurance Commission Chairman Martin Gruenberg, Federal Reserve Chair Janet Yellen, National Credit Union Administration Chair Debbie Matz.....
Sabti, Feberaayo 07, 2015 (HOL) โ Subaxnimadii hore ee saaka ayaa mar kale rasaas laga maqlay qeybo ka mid ah xaaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne oo ay ku dagaallamayaan labo maleeshiyo beeleed.
Jimco, Feberaayo 06, 2015 (HOL) โ Kulammadii wadatashi ahaa ee Muqdisho ku dhex-maray madaxweynaha Somalia iyo madaxda maamullada Puntland, Jubbaland iyo Koofur-Galbeed ayaa laga soo saaray war-murtiyeed wadajir ah.