More Articles
NAIROBI (HOL) ---- Security has been beefed up in the Kenyan capital after intelligence information emerged that the Al-Qaeda-linked group in Somalia are planning attacks targeting the country parliament headquarters, officials said on Monday.
Full Story
MOGADISHU, March 1 (Xinhua) --More than 10 people who were injured in a bomb attack at a hotel in Mogadishu have been flown to the United Arab Emirates (UAE) for specialized treatment since local hospitals do not have the capacity, health minister said Sunday.
Axad, Maarso 01, 2015 (HOL) โ Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland iyo xubno kale ayaa maanta hor-yimid maxkamad Islaami ah oo ka furantay duleedka magaalada Taleex ee gobolka Sool.
Warkii oo dhan
Sabti, Feberaayo 28, 2015 (HOL) โ Inta la ogyahay laba qof ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhacay waddada soddonka ee magaalada magaalada, gaar ahaan xaafadda NBC ee degmada Hodan.
MOGADISHU(HOL) ----the Al-Qaeda-linked militant group in Somalia executed a man on a charge of witchcraft, the latest brutal public execution by the group, residents said on Friday.
Jimco, Feberaayo 27, 2015 (HOL) โ Wiil dhallinyaro oo ka mid ah Soomaalida deggen gobolka Minnesota ee Mareykanka oo laga qabtay garoon uu uga duuli lahaa dalka Syria, ayaa qirtay inuu doonayay inuu ku biiri kooxda ISIS ee ka dagaalanta dalalka Suuriya iyo Ciraaq.
Somali-Americans worry that U.S. efforts to cut the money stream to the African terrorist group could lead to mass starvation back home.
Khamiis, Feberaayo 26, 2015 (HOL) โ Bannaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo xayi-raadda xawaaladaha Soomaalida ee Mareykanka ayaa maanta ka dhacay Muqdisho, iyadoo boqolaal qof oo ka qaybgalay dibadbaxan ay ku urureen taallada Daljirka Dahsoon.
MOGADISHU (HOL) --- Somali security officials says mortar shells have struck Somaliaโs presidential palace compound and nearby residential area on Thursday.
Arbaco, Feberaayo 25, 2015 (HOL) โ Wadahadalladii u dhexeeya dowladda Somalia iyo Somaliland ayaa lagu wadaa inay maalinta berri ah ka furmaan Turkiga, iyadoo dalkaas ay gaareen wufuud labada dhinac ku maratala wadahadalka.
President Barack Obama has nominated a career diplomat to be the first U.S. ambassador to Somalia in nearly 25 years, filling a post that has been vacant since the Horn of Africa country collapsed into chaos in 1991, forcing the closure of the American embassy.
MOGADISHU - The United Nations, African Union, European Union, Inter-Governmental Authority on Development (IGAD), United Kingdom and the United States of America have welcomed efforts by local elders and business people in Somaliaโs central regions to mediate a peaceful solution to the recent conflict in Guricel.