More Articles
MOGADISHU (HOL)--Somalia's president dissolved a high-level judiciary commission, one of his rare strikes against the judicial system, sparking controversy in the government which is struggling to build the country's judiciary system after more than two decades of war.
Full Story
Sabti, Maarso 14, 2015 (HOL) โ Shir ay isugu yimaadeen xubnaha golaha adeega Garsoorka Soomaaliya ayaa looga soo horjeestay digreeto uu soo saaray madaxweynaah Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ,isla markaana lagu kala diray golaha adeegga Garsoorka ee dowladda Somaliya.
Warkii oo dhan
Jimco, Maarso 13, 2015 (HOL) โ Saddex ruux oo labo ka mid ah ay ahaayeen askar ka tirsan ciidamada booliska Kenya ayaa ku geeriyooday weerar ay Al-shabaab maanta ku qaaday kolonyo gaadiid ah oo Guddoomiyaha degmada Mandheera la socday.
At least three people, including two policemen, died on Friday in an attack on Mandera County Governor Ali Robaโs convoy on the Mandera-Arabia road.
Khamiis, Maarso 12, 2015 (HOL) โ Ugu yaraan 10-qof oo isugu jira ciidamada Somalia, kuwa Itoobiya, xoogaggii Al-shabaab iyo dad shacab ah ayaa ku geeriyooday weerar culus oo ismiidaamin ahaa oo ay Al-shabaab ku qaadeen xarunta madaxtooyada Baydhabo oo uu xilligaas ku sugnaa madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sh. Aadan.
MOGADISHU (HOL) ---Somali officials say the death toll from an attack by Al-Shabab on the headquarters of a local administration in Baidoa town has risen to 10 with more than six others were wounded.
Arbaco, Maarso 11, 2015 (HOL) โ Qarax xoogan oo dhawaaqiisa laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa goor-dhow ka dhacay agagaarka Hoteelka Maka Al-mukarama ee Muqdisho oo ku yaalla waddada muhiimka ah ee Maka Al-Mukarama, kaas oo aan illaa hadda la ogeyn wixii khasaaro ah ee ka dhashay iyo cidda lala beegsaday.
A Calgary imam facing outstanding sexual assault charges in the United States says the allegations against him are a โcharacter assassinationโ and he plans to fight to clear his name.
MOGADISHU - The dangers and pressures journalists face in Somalia undermine coverage of not only sensitive political stories but also important humanitarian issues.
Talaado, Maarso 10, 2015 (HOL) โ Dowladda Somalia ayaa maanta markii ugu horreysay ka warbixisay baaritaan lagu hayo saraakiil loo xiray qaraxii 22-kii bishii Janaayo ee lasoo dhaafay ka dhacay Hotelka SYL oo ku yaalla ka soo horjeeda madaxtooyada Somalia.
WASHINGTON, March 9 (Reuters) - The U.S. Supreme Court on Monday refused to block a lawsuit filed by a group of Somalis against their country's former prime minister seeking to hold him responsible for torture and human rights abuses in Somalia.
Isniin, Maarso 09, 2015 (HOL) โ Doorashooyinkii madaxnimo ee bartamaha sanadkan ka dhici lahaa Somaliland ayaa lagu dhawaaqay maanta in dib loo dhigay, iyadoo hadalkan ay ku dhawaaqeen guddiga doorashada Somaliland.