9/28/2020
Today from Hiiraan Online:  _



Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Luulyo 28, 2013

Axad, July 28, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan wasiirrada arrimaha gudaha iyo ammaanka iyo wasiirka difaaca ayaa maanta booqday safaaradda Turkiga ee Soomaaliya; isagoona gudaha safaaradda kulan kula qaatay danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Kamaludin Kani Torun.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Sunday - July 28, 2013

Lord Deighton, the commercial secretary to the Treasury, has confirmed that the Government will assess the impact of the decision by the banks on families of UK residents living in a number of countries in Africa and Asia.

Full Story

Somali News Update -Saturday - July 27, 2013

MOGADISHU (Reuters) – A car loaded with explosives rammed into an office housing Turkish embassy staff in the Somali capital, killing three people, witnesses and officials said on Saturday, the latest in a series of blasts claimed by Islamist al Shabaab rebels.

Full Story

Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 27, 2013

Sabti, July 27, 2013 (HOL) — Saddex qof ayaa ku dhintay sagaal kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray weerar ismiidaamin ah oo maanta gellinkii dambe lala beegsaday dhisme ay deggenaayeen shaqaalaha safaraadda Turkiga ee Muqdisho, taasoo ku taala inta u dhexeysa KM-4 iyo Tarabuunka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 26, 2013

Jimco, July 26, 2013 (HOL) — Warbixintii dhawaan ay qaramada midoobay u gudbiyeen gudiga u xilsaaran ilaalinta cunaqabataynta saaran wadamada Soomaaliya iyo Eritrea ayaa soo bandhigay in Burcad badeeda Soomaalidu ay ilaalshaan maraakiibta sida sharci darrada uga kalluumaysta badaha Soomaaliya si ay uga kabto hoos u dhicii ku yimid dakhligooda kadib markii ay yaraadeen maraakiibtii ay afduubka ku qabsanayaan.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Friday - July 26, 2013

Frustrated by a string of failed hijacking attempts, Somali pirates have turned to a new business model: providing "security" for ships illegally plundering Somalia's fish stocks — the same scourge that launched the Horn of Africa's piracy era eight years ago.

Full Story

Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 25, 2013

Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa cambaareeyay jabinta cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea, iyadoo la sheegay in labada waddanba uu hub ku soo qulqulayo.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Thursday - July 25, 2013

The U.N. Security Council on Wednesday condemned the flow of weapons and ammunition to and through Somalia and Eritrea in violation of arms embargoes against both countries.

Full Story

Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 24, 2013

Arbaco, July 24, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qaybgalay shir beesha caalamka ku yeesheen maanta Muqdisho kaasoo looga hadlayay shirka 16-ka September ka dhici doona magaalada Brussels ee looga halayo arrimaha Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Wednesday - July 24, 2013

NORFOLK - Vivian Callahan's divorce saved her life.If her ex-husband hadn't filed the paperwork when he did, she would have joined her friends on a 58-foot sailboat as they traveled across the Indian Ocean.

Full Story

Somali News Update -Tuesday - July 23, 2013

I have no business going back home anytime soon. Kenya is my home for now.” This is the response by Khatra Hassan, a Somali refugee in Eastleigh, arguably the busiest commercial centre in Nairobi

Full Story

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 23, 2013

Talaado, July 23, 2013 (HOL) - Waxaa maanta Magaaladda St. Paul ee gobolka Minnesota ee wadanka Mareykanka ka dhacay shir lagu taageerayo dib u habeynta sharciyada dadka soogalootiga ah ee dalka Mareykanka, kaas oo ay soo qaban-qaabisay Betty McCollum oo ah Congresswoman ka tirsan xisbiga Dimoqraadiga oo laga soo doorto gobolka Minnesota.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]