1/24/2021
Today from Hiiraan Online:  _



Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, December 2, 2013

Isniin, December 02, 2013 (HOL) — Waxaa lasoo gaba-gabeeyay codeyntii loo qaadayay xukuumadda ra’iisul wasaare Saacid, iyadoo xildhibaanada ay si aqlabiyad ah codka ugu diideen xukuumadda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, December 1, 2013

Axad, December 01, 2013 (HOL) — Xildhibaannada baarlamaanka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay go’aankii ay inta badan xubnaha baarlamaanku ku diideen maanta in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu hadal is-difaacid ah ka horjeediyo golaha shacabka.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Sunday - December 1, 2013

In an overwhelming majority Somali members of parliament have voted against a bid by Prime minister Abdi Farah Shirdon to address the house of Parliament.

Full Story

Wararka Maanta-Sabti, November 30, 2013

Sabti, November 30, 2013 (HOL) — Iyadoo maanta uu Muqdisho ka furmay kulan looga doodayo mooshinka ka dhan ah xukuumadda ra’iisul wasaare Saacid ee kalsoonida loogu qaadayo, ayaa HOL u suurog-ashay inay hesho magacyada xildhibaannadii mooshinkaas saxiixay, waxayna kala yihiin:

Warkii oo dhan

Somali News Update -Saturday - November 30, 2013

Mogadishu - The Special Representative of the Secretary-General for Somalia, Nicholas Kay, has expressed his deep concern at the recent outbreak of violence in the northern region of Sool.

Full Story

Wararka Maanta-Jimco, November 29, 2013

Jimco, November 29, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Puntland, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa wareysi uu bixinayey wuxuu kaga hadlay xaaladdii ugu dambeeyay ee dadkii ay saamaynta ku reebeen roobabkii dhawaan ka da'ay qaybo ka mid ah Puntland, sidoo kale wuxuu markii ugu horreysay wax laga xumaado uu ku tilmaamay xaaladda ay ku nool yihiin qoysaskii waxyeelladu kasoo gartay fatahaaddii uu sameeyay wabiga Shabeelle.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Friday - November 29, 2013

The British government said in July that it would ban the drug, which is already prohibited in the United States and much of Europe. Parliament has yet to approve the decision.

Full Story

Wararka Maanta-Khamiis, November 28, 2013

Khamiis, November 28, 2013 (HOL) — Dab xoog leh ayaa maanta ka kacay garaash weyn oo lagu iibiyo gaadiidka ganacsiga loo keeno dalka iyo shidaal, waxaana dabkaas uu burburiyay dhismayaal fara badan oo halkaas ku yaallay.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Thursday - November 28, 2013

Bitter divisions between Somalia's top leaders threaten internationally-backed efforts to battle Al-Qaeda-linked insurgents and end decades of anarchy in the war-torn nation, experts warn.

Full Story

Somali News Update -Wednesday - November 27, 2013

A diplomatic spat has erupted in Brussels between a high Somali official and the EU commissioner for development over the level of foreign aid given to the wartorn African country.

Full Story

Wararka Maanta-Arbaco, November 27, 2013

Arbaco, November 27, 2013 (HOL) — Ciidamada AMISOM ee jooga degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa la wareegay ammaanka xarunta uu ka socdo shirka maamul u sameynta gobollo ku yaalla Koonfurta iyo Galbeedka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, November 26, 2013

Talaado, November 26, 2013 (HOL) — Maydka askarigii ciidamada Jabuuti ee qaybta ka ah howgalka AMISOM kaga dhintay weerarkii ay Al-shabaab ku qaadday saldhigga booliiska nagaalada Baladweyne 19-kii bishan ayaa la geeyay maanta magaalada Jabuuti, halkaasoo isla maanta lagu aasay.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]