5/28/2020
Today from Hiiraan Online:  _



Opinion - Frikado

More Articles


Somali News Update -Saturday - July 20, 2013

UN sanctions experts have complained to the UN Security Council that Facebook refuses to answer questions about ship hijackings suspected to be organized on social media sites.

Full Story


Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 19, 2013

Jimco, July 19, 2013— Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa dhawaan waxaa uu wareysi siiyay Radio Al-furqaan oo ah Idaacad ay maamusho Al-shabaab, wareysigaasna wuxuu ahaa mid kulul oo su’aalo adag lagu weydiiyay Prof. Geeddi.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Friday - July 19, 2013

The Somalia Federal Government, African Union Mission in Somalia (AMISOM) and Troop Contributing Countries have today started a meeting on information sharing in Mombasa, Kenya. The objective of the meeting is to set in motion and sustain a process of regular exchange of information and intelligence between AMISOM, the Somali security agencies and all relevant regional and continental structures.

Full Story


Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 18, 2013

Khamiis, July 18, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa caawa ku casuumay bahda warbaahinta kulan afur iyo oo qaatay muddo saddex saacadood ah, iyadoo ra’iisul wasaaruhu uu ka sheegay goobta in xukuumaddu aysan doonayn inay warbaahinta ku qasabto sharci aysan raalli ka ahayn.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Thursday - July 18, 2013

A military spokesman in Somalia says that government forces will help to replace Ethiopian troops who vacated a Somali town in recent days.

Full Story


Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 17, 2013

Dawlada Soomaaliya ayaa beenisay warar ay horay saxaafadu isula dhex maraysay oo sheegaya in sharciga qabyada ah ee saaxafadda kaasoo ay meelmariyeen golaha wasiirradu ay ku jirto qodob 40 sano shuruud uga dhigaya ka shaqaynta mihnada warbaahinta.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Wednesday - July 17, 2013

Western commercial oil exploration in disputed areas of Somalia and discrepancies over which authorities can issue licenses to companies could spark further conflict in the African nation, U.N. monitors warned in a confidential report.

Full Story


Somali News Update -Tuesday - July 16, 2013

Kenya’s government rejected accusations by Somalia that its forces breached their peacekeeping mandate and said the troops will remain there until the Horn of Africa country stabilizes.

Full Story

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 16, 2013

Talaado, July 16, 2013 (HOL) — Boqolaal Somali ah oo ku nool Mareykanka ayaa shalay dibadbax ka dhigay illinka hore ee safaarada dowladda Kenya ay ku leedahay magaalada Washington DC ee xarunta dalka Mareykanka, kaas oo ay kaga cabanayeen dhibaatooyinka ay sheegeen in ciidamada Kenya ay ka geysteen gudaha Soomaaliya.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 15, 2013

Isniin, July 15, 2013 (HOL) — Waxaa xalay magaalada Nairobi ka dhacay kulan ballaaran oo isugu yimaadeen siyaasiyiin caan ah oo ku jira siyaasada wadamada Soomaaliya iyo Kenya.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Monday - July 15, 2013

PIRATE attacks off the coast of Somalia and in the Gulf of Aden dropped to their lowest level since 2006, an international watch group says.

Full Story


Somali News Update -Sunday - July 14, 2013

Just weeks after british drilling company Tullow Oil announced it had doubled estimates of net oil in Turkana, a Canadian firm Vanoil Energy also prospecting in Kenya, has struck viable quantities of oil in North Eastern Kenya

Full Story



Contact: [email protected]