More Articles
US President Donald Trump, leaders and representatives of 55 Arab and Muslim-dominated countries kicked off their Arab-Islamic-American summit in Riyadh on Sunday, focusing on unity in the fight against terrorism.
Full Story
Axad, May, 21, 2017 (HOL) โ Haweeney Maxkamadda ciidamada Qalabka Sidda ay sanadkii 2014 ku xukuntay 15 sano oo xabsi ciidan ah ayaa maanta ku dhex geeryootay Isbitaal ku dhex yaalla xabsiga dhexe ee Xamar, sida warbaahinta dowladda ay sheegtay.
Warkii oo dhan
Sabti, May, 20, 2017 (HOL) โ Askari ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee gobolka Hiiraan ayaa soo bandhigay Walxaha qaraxa oo sida uu sheegay Al-shabaab kula ballaameen in lagu dilo qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka AMISOM.
Mogadishu (HOL) - More than 23,000 secondary school students have sat for the General Secondary Certificate exam in 77 test centres across south and central Somalia on Saturday, according to the Ministry of Education.
Jimco, May 19, 2017 (HOL)Hawlgal ay wadeen ciidanka Booliska oo ay ku soo qabqabnayeen odayaal ka soo jeeda laba beelood oo caloaad xooglihi ku dhexmartay Koonfurta Gobolka Sool sanado badana soo noqnoqtay ayaa waxaa ka horyimi dabley difaacaysa odayaashaas.
Raging floods, which have killed 26 people and forced almost 25,000 from their homesthis month, will exacerbate hunger and poverty among herders who have already lost livestock to the worst drought in five years, charities warned.
Khamiis,May,18, 2017 (HOL)- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa shaqada suray madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Aadan Cabdulle Cismaan [Aadan Cadde] isaga oo faah faahin ka bixiyay sababta uu sidaa u sameeyay.
Top US and EU officials traded intelligence Wednesday on what they called "serious evolving threats" to airline security as Washington mulls banning carry-on computers on flights from Europe.
New Delhi, May 18 (PTI) The Indian Navy has thwarted a piracy attempt on a Liberian vessel in the Gulf of Aden, in a swift operation involving marine commandos and an armed chopper.
Arbaco, May, 17, 2017 (HOL)โ Muuqaal lagu baahiyay barraha bulshada ayaa lagu soo bandhigay dhisme diblumaasiyadeed oo dowladda Itoobiya ay ka siisay Soomaaliland xaafadda ay Soomaalida ku badan tahay ee Bole magaalada Addis Ababa.
Talaado, May, 16, 2017 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaba gabeysay kulan wadatashi ah oo ay Muqdisho ku qabatay, kaasoo ay ka qeyb galeen Wasiirada Darstuurka ee dowlad gobaleedyada Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir laguna qabtay magaalada Muqdishu 14-16kii Maajo 2017.
NAIROBI, May 16 (Xinhua) -- The World Food Programme (WFP) on Tuesday welcomed China's five-million-U.S. dollar contribution to support 420,000 refugees living in camps in northern Kenya.