More Articles
Isniin, Janaayo, 07, 2019 (HOL)-Ciidamada Booliiska dowladda Soomaaliya ayaa joojiyay siminaar hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho uga socday Xisbiga Wadajir oo ka mid ah Asxaabta siyaasada dalka.
Warkii oo dhan
Axad, Janaayo, 06, 2019 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhiga Eng:Ciise Xawar iyo taliyaha ciidanka Militeriga Somaliland Gen:Nuux Taani ayaa Somaliland ku soo dhoweeyey xoghayaha difaaca dawladda Ingiriiska Gavin Williamson oo maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport.
Christian was nodding off in the back of a Black Hawk helicopter when he heard the first explosion.
Full Story
The U.S. Defense Department is denying a media report the U.S. is planning to reduce its operations in Somalia.
Sabti, Janaayo, 05, 2019 (HOL)-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-Gareen ayaa guddi gaar ah oo baaritaan ku sameeya u saaray tacadiyadii ka dhacay magaalada Baydhabo xiliggii lagu guda-jiray u diyaar-garoowgga doorashadii madaxweynaha
The United Nations plans to replace an envoy who was expelled from Somalia after questioning the arrest of a political candidate with an extremist history, the world body said Friday.
Jicmo, Janaayo, 04, 2019 (HOL)- Xildhibaan Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) ayaa loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, markii uu helay wareeggii labaad ee doorashada 43 cod, halka musharraxa wareegga labaad kula tartamay ee Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed uu helay 23 cod.
Somalia on Thursday told the UN Security Council not to interfere in its national affairs after expelling a UN envoy who questioned the governmentโs decision to arrest an al-Shabaab defector running for election.
Khamiis, Janaayo, 03, 2019 (HOL)- Qoraal uu ku saxiixan yahay guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba joojiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen Golaha Shacabka.
Arbaco, Janaayo, 02, 2019 (HOL)-Qoraal ka soo baxay madaxda Golaha Iskaashiga dowlad gobolleedyada ayaa looga soo horjeestay go'aankii dowladda Soomaaliya ay dalka uga eriday wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Haysom.
The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco Madeira, has condemned yesterdayโs mortar attack on AMISOM Basecamp in Mogadishu, Somalia.
MOGADISHU (HOL) - The Somalia government through the Ministry of foreign affairs has declared UN's envoy Nickolas Haysom to be person non grata in the country.