Wararka Maanta
Maamul Goboleedka Puntland oo beeniyay in ay weerar ku qaadeen Ciidamo Maxkamadaha Islaamka u jooga Gobollada Dhexe
Talaado, November 07, 2006(HOL): Mas’uuliyiin u hadlay Maamul goboleedka Puntland ayaa beeniyay in ay ciidamadoodu weerar ku qaadeen ciidamo Maxkama...
Warkii oo dhan »
Nadaafaddu waa nolosha barkeed
Isniin, November 06, 2006(HOL): Nadaafaddu waxaa lagu tilmaamaa sheyga kaliya ee bani’aadamka uu aad ugu baahan yahay la’aanteedna uu aadamigu noo...
Warkii oo dhan »
Culumaa'uudiinka Ahlu Sunna oo ugu baaqay Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka in ay u turaan shacabka Soomaaliyeed
Isniin, November 06, 2006(HOL): Culumaa'udiin caan ah oo ka tirsan dariiqada Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa maanta waxay kulan ku yeesheen Masjidka Biyama...
Warkii oo dhan »
SHIIKH FAARAX MACLIN MAX'UUD :- Xitaa Haddii uusan waxba soo kordhin safarka uu Guddoomiyaha Baarlamaanka ku tegay magaalada Muqdisho waxaa la oran karaa waa guul u soo hoyatay Ummadda Soomaaliyeed
Isniin, November 06, 2006(HOL): Kadib markii uu ka soo degay magaalada Muqdisho Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan, ayaa ...
Warkii oo dhan »
Banaanbax looga soo horjeedo tegitaanka Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Magaalada Muqdisho oo Baydhabo ka dhacay
Isniin, November 06, 2006(HOL): Banaanbaxan looga soo horjeeday tegitaanka Guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan ee Magaalada Muqdisho ...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay Ciidamo ka socda Puntland ay soo weerareen
Isniin, November 06, 2006(HOL): Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo Maxkamadaha Islaamka u qaabilsan dhinaca Gaashaandhigga ayaa ku eedeeyay m...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Xildhibaano uu hoggaaminayo oo Muqdisho ka digay
Axad, November 05, 2006(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hoggaaminayo oo ay tirado...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Col. Barre Hiiraale oo Bandow ku soo rogay Baardheere kadib markii ay halkaas ka bilowdeen dhaqdhaqaaqyo lid ku ah
Sabti, November 04, 2006(HOL): Ciidamada Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya Col. Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa habeenkii xalay a...
Warkii oo dhan »
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo u qalab qaatay in ay la dagaalamaan Ciidamada Itoobiya
Sabti, November 04, 2006(HOL): Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa loo diray halka ay isku horfadhiyaan Ciidamada Maxkamadaha Isl...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in ay baxsadeen dadkii ka dambeeyay Maxkamad Islaami ah oo looga dhawaaqay Magaalada Gaalkacyo
Sabti, November 04, 2006(HOL):Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Jen. Cadde Muuse Xirsi oo xalay magaalada Gaalkacyo kula hadlayay shacabka deega...
Warkii oo dhan »