Wararka Maanta
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalkii saakay ka qarxay Deegaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug
Axad, November 12, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in uu saakay aroortii halkaas dagaal ku dh...
Warkii oo dhan »
Dagaal saakay ciidamada maxkamadaha Islaamka iyo kuwa Maamulka Puntland ku dhexmaray Bandiiradley
Axad, November 12, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in uu saakay aroortii halkaas dagaal ku dh...
Warkii oo dhan »
Maamul Goboleedka Gal-Mudug oo dalbaday in ay deegaanadooda ka baxaan Ciidamada Itoobiya iyo kuwa maamul goboleedka Puntland
Sabti, November 11, 2006(HOL): Mas'uuliyiin u hadlay maamul goboleedka Gal-Mudug ayaa sheegay in ay dhibaato weyn ku qabaan ciidamo ka amar qaata Itoo...
Warkii oo dhan »
Magaalada Beledweyne oo biyo ay dhex jiifaan
Sabti, November 11, 2006(HOL): Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa dhex jiifo biyo ka soo fatahay Webiga Shabeelle oo si weyn u biyo ke...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka Gobollada Jubbooyinka oo mamnuucay isticmaalka Qaadka iyo Sigaarka
Sabti, November 11, 2006(HOL): Maxkamadaha Islaamka ee ka taliya gobollada Jubbooyinka ayaa mamnuucay in deegaanada ay ka taliyaan lagu isticmaalo Sig...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka oo heshiis hordhac kala saxiixday
Sabti, November 11, 2006(HOL): Waxaa xalay heshiis hordhac ah ku kala saxiixday magaalada Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliyeed iyo Maxkamadaha Is...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan Maraakiibta iyo Doomaha sharci darrada ku soo gala Xeebaha Soomaaliya
Khamiis, November 09, 2006(HOL): Maxkamadaha Islaamka ee fadhigoodu yahay Magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in ay tallaabo ka qaadi doonaan Ma...
Warkii oo dhan »
Magaalada Baydhabo oo weli uu ka xayiran yahay ganacsigii Muqdisho kala dhaxeeyay
Khamiis, November 09, 2006(HOL): Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa weli waxaa ka xayiran oo aanan sidii hore u gaaareynin ganacsigii kala dhaxee...
Warkii oo dhan »
Ganacsatada Banaadir oo hambalyeeyay howlgalkii ay Ciidamada Maxkamadaha ku soo furteen Markab ay KooxBurcad Badeed ah af-duubatay
Khamiis, November 09, 2006(HOL): Ganacsatada Gobolka Banaadir oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxay u hambalyeeyeen Maxkamadaha Islaamka ...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Maxkamadaha Islaamka oo ku baaqay in la guursado Gabdhaha ka soo jeeda Beelaha la heyb sooco
Khamiis, November 09, 2006(HOL): Guddoomiyaha Guddiga fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa sheegay in aaney jirin meel ay Di...
Warkii oo dhan »