Wararka Maanta
Ciidamada Dowladda Federaalka oo howlgalladii ugu horeeyay sameeyay
Arbaco, January 10, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee gacanta siinaya ayaa maanta waxay fuliyeen h...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Madaxweynihii TNG-da C/qaasim Salaad oo kulan wada yeeshay
Arbaco, January 10, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Madaxweynihii TNG-da C/qaasim Salaad Xasan ayaa m...
Warkii oo dhan »
Mareykanka oo taageeray in Ciidamo Nabad ilaaliyayaal ah oo UN-ka ka socda loo diro Soomaaliya
Arbaco, January 10, 2007(HOL): Maamulka Madaxweyne Bush ayaa soo dhaweeyay qorshe uu Midowga Yurub ku doonayo in Ciidamo Nabad ilaaliyayaal ah oo UN-k...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo ugu baaqay Maleeshiyooyinka hubeysan in ay ku xaroodaan Xerooyin loo tilmaamay
Arbaco, January 10, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday maleeshiyooyinka Soomaalida in ay galaan xerooyin ay u tilmaantay oo go...
Warkii oo dhan »
Magaalada Muqdisho oo xalay qarax kale uu ka dhacay
Arbaco, January 10, 2007(HOL): Iyadoo habeennadii aynu ka soo gudubnay ay ka dhacayeen magaalada Muqdisho qaraxyo lala beegsanayay goobo ay dad rayid ...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ee Muqdisho ku sugan oo Culumaa'udiin Tabliiq ah xabsiga u taxaabay
Talaado, January 09, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Fedraalka Soomaaliya iyo kuwo Itoobiyaan ah oo Muqdisho ku wada sugan ayaa maanta waxay qabte...
Warkii oo dhan »
Maxamed Qanyare oo sheegay in uu taageersan yahay in aanan wada hadal lala gelin Mas'uuliyiintii Maxkamadaha Islaamka
Talaado, January 09, 2007(HOL): Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa Hoggaamiye Kooxeedyadii Muqdisho oo maanta ka hadlayay Seminaar ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in uusan jirin cafis loo fidinayo Mas'uuliyiintii Maxkamadaha Islaamka iyo wada hadallo ay la gelayaan
Talaado, January 09, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Xarunta Villa Soom...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo sheegay in rabshadihii ka dhacay Beledweyne ay ka dambeeyeen Kooxo ka haray maxkamadihii Islaamka
Talaado, January 09, 2007(HOL): Kulan xasaasi ah oo ay wada yeesheen maamulka heer gobal, degmo, iyo waliba saraakiisha ciidamada gobolka Hiiraa...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo xalay kulan la qaatay Guddiga Amniga Gobolka Banaadir
Talaado, January 09, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maalintii shalay ahayd soo gaaray Magaalada Muqdi...
Warkii oo dhan »