Wararka Maanta

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo sheegay in ay qaraxyada Muqdisho ka dhaca ka dambeeyaan haraagii Maxkamadaha Islaamka

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo sheegay in ay qaraxyada Muqdisho ka dhaca ka dambeeyaan haraagii Maxkamadaha Islaamka

JAN 13, 2007

Sabti, Janaayo 13, 2007 (HOL): Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa shaaca ka qaaday in ay magaalada Muqdisho k...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo ogolaaday in xaalad deg deg ah lagu soo rogo dalka Soomaaliay

Baarlamaanka Soomaaliya oo ogolaaday in xaalad deg deg ah lagu soo rogo dalka Soomaaliay

JAN 13, 2007

Sabti, Janaayo 13, 2007(HOL): Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa wuxuu isku raac...

Warkii oo dhan »
Qarax uu hal qof ku dhaawacmay oo xalay Muqdisho ka dhacay

Qarax uu hal qof ku dhaawacmay oo xalay Muqdisho ka dhacay

JAN 12, 2007

Jimco, January 12, 2007(HOL): Hal Askari oo ka mid ah Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugnaa iridka hore ee Hotelka Ambassador ee Magaa...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo duqeynta diyaaradaha Mareykanka ku tilmaamay mid Soomaaliya looga saarayo argagixiso ku sugan

Ra’iisal Wasaare Geedi oo duqeynta diyaaradaha Mareykanka ku tilmaamay mid Soomaaliya looga saarayo argagixiso ku sugan

JAN 12, 2007

Jimco, January 12, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Gob...

Warkii oo dhan »
Xildhibaano ka tirsan Dodwladda Federaalka oo maanta laga masaafuriyay Dalka Kenya

Xildhibaano ka tirsan Dodwladda Federaalka oo maanta laga masaafuriyay Dalka Kenya

JAN 12, 2007

Jimco, January 12, 2007(HOL): Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo muddooyinkan ku sugnaa Magaalada Nairobi ayaa maanta waxay isaga...

Warkii oo dhan »
Is-rasaaseyn sababtay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Is-rasaaseyn sababtay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

JAN 12, 2007

Jimco, January 12, 2007(HOL): Is-rasaaseyn dhexmartay Maleeshiyooyin la socday Hoggaamiye Kooxeedyadii Muqdisho iyo Ilaalada Madaxweyne C/llaahi Yuusu...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka oo kormeeray deegaanka Galgalato oo ay shalay ka soo qabteen Kooxo Burcad ah

Ciidamada Dowladda Federaalka oo kormeeray deegaanka Galgalato oo ay shalay ka soo qabteen Kooxo Burcad ah

JAN 11, 2007

Khamiis, January 11, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shalay howlgal burcad sifeyn ah ka sameeyay Wadada dhinaca Bari ee Xeebta ...

Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo isku raacay in Guddi Xaqiiqo raadin ah loo diro Xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo isku raacay in Guddi Xaqiiqo raadin ah loo diro Xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya

JAN 11, 2007

Khamiis, January 11, 2007(HOL):  Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday in uu guddi xaqiiqo raadin ah u dirayo Xadka u dhaxee...

Warkii oo dhan »
Maxamed Qanyare, Muuse Suudi, Cumar Filish iyo Bootaan Ciise Caalin oo si deg deg ah Muqdisho ugu laabtay kadib markii ay Baydhabo tageen

Maxamed Qanyare, Muuse Suudi, Cumar Filish iyo Bootaan Ciise Caalin oo si deg deg ah Muqdisho ugu laabtay kadib markii ay Baydhabo tageen

JAN 11, 2007

Khamiis, January 11, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ay magaalada Baydhabo ka tageen Hoggaamiye...

Warkii oo dhan »
TALIYAHA CIIDAMADA GOBALADA HIIRAAN IYO SHABEELADA DHAXE COL. MUQTAAR XUUSEEN AFRAX OO DIB  XURIYADIISII U HELAY.

TALIYAHA CIIDAMADA GOBALADA HIIRAAN IYO SHABEELADA DHAXE COL. MUQTAAR XUUSEEN AFRAX OO DIB XURIYADIISII U HELAY.

JAN 10, 2007

Arbaco, Jan, 10, 2006 (HOL)  Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho  ayaa sheegaya in  xuriyadiisii loo soo celiyay Taliyihii ciidamada...

Warkii oo dhan »