Wararka Maanta
Colaaddii Daba Dheeraatay ee ka taagneyd Deegaanka Beer Xaani iyo Deegaanada hoos yimaada oo la soo af-jaray
Khamiis, February 22, 2007(HOL):Waxaa bilihii ugu danbeeyey ka socday dagaallo goos-goos ah oo ay ku nafwaayeen dad badan kuna barakaceen shacabka dee...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa Dowladda Federaalka oo shan ruux kala baxay guryahodo oo Muqdisho ku yaala
Khamiis, February 22, 2007(HOL): Shalay iyo xalay ayaa Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee gacanta siinaya waxay guryahooda oo M...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Deg Degta u howlgala ee Dowladda Federaalka oo qabtay Kooxo doonayay in ay handadaad lacag kaga qaataan dadka Magaalada Muqdisho
Khamiis, February 22, 2007(HOL): Xaafadda Black Sea ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu arkay kooxo hubeysan oo doonayay in ay dadka deegaankaas lac...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Degmada Yaaqshiid oo caawa lagu dilay Gurigiisa
Arbaco, Febraayo 21, 2007(HOL): Guddoomiyihii Degmada Yaaqshiikh Muxyaddiin Xasan Xaaji ayaa caawa Kooxo hubeysan waxay ku dileen gurigiisa oo ku yaal...
Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ayiday in Ciidamo Afrikaan ah loo diro Soomaaliya
Arbaco, February 21, 2007(HOL) 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee Qaraamada Midoobay oo ka shiray arrimaha ciidamo u dirista Soomaaliya ayaa isku raa...
Warkii oo dhan »
Magacaabis uu sameeyay Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Hiiraan oo muran uu ka taagan yahay
Arbaco, February 21, 2007(HOL): Muran adag ayaa ka taagan sida uu sharci u noqon karo magacaabis uu sameeyay gudoomiye ku xigeenka Maamulka Gobalka hi...
Warkii oo dhan »
Dadka Muqdisho oo Madfac Malaria ka doortay
Arbaco, February 21, 2007(HOL): Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay bilowday weerarada madaafiicda loo adeegsanayo ee u dhaxeeya Ciidamada Dowladda F...
Warkii oo dhan »
Yaa Qaadaya Mas'uuliyadda Qaraxyada ka dhacaya Magaalada Mudqisho?
Talaado, February 20, 2007(HOL): Inskatoo Dowlada federaalku gacanta ku wada heyso guud ahaan dalka soomaaliya oo xitaa ay ku jirto caasimada mu...
Warkii oo dhan »
Dadkii ugu badnaa maanta ka bara-kacay Magaalada Muqdisho
Talaado, February 20, 2007(HOL): Dadkii ugu badnaa ayaa maanta waxay ka bara-kaceen magaalada Muqdisho kadib markii xalay dushooda la isugu adeegsaday...
Warkii oo dhan »
Ban Ki-moon oo ugu baaqay Dowladda Federaalka in ay wada hadal la gasho Hoggaamiyayaasha Qunyar socodka ah ee Maxkamadihii Islaamka
Talaado, February 20, 2007(HOL): Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-moon ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Col. ...
Warkii oo dhan »