Wararka Maanta
Dagaal xooggan oo caawa Muqdisho ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Maleeshiyooyin hubeysan
Jimco, February 23, 2007(HOL): 7 ruux ayaa geeriyootay tiro kale oo intaas ka badanna waa ay dhaawacmeen kadib markii uu dagaal xooggan ku dhexmaray n...
Warkii oo dhan »
Khasaaraha Dagaalkii ka dhacay Maar-Moog oo sii kordhaya iyo maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlay
Jimco, February 23, 2007(HOL): Wararkii ugu danbeeyay ee ka soo baxaya Qasaaraha dagaalkii dhawaan ku dhax-maray deegaanka Baar-magoog oo ka tirsan dh...
Warkii oo dhan »
Qadiibkii Masjidka Isbaheysiga Islaamka oo la sii daayay
Jimco, February 23, 2007(HOL): Waxaa la sii daayay oo xoriyaddiisii dib u helay Qadiibkii Masjidka Isbaheysiag Shiikh C/raxmaan Culusow (Shariifka oo ...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Madaniga Xaafadaha Muqdisho oo dagaal kula jira kooxaha madaafiicda ka dhex tuura
Jimco, February 23, 2007(HOL): Ciidamada Madaniga Xaafadaha Magaalada Muqdisho ayaa dagaal xooggan kula jira kooxaha ku kacsan Dowladda Federaalka ee ...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay wakiillo ka socday Bahda Saxaafadda
Jimco, February 23, 2007(HOL): Kulan ay soo agaasintay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo looga hadlayay sida ay saxaafadd...
Warkii oo dhan »
Dagaal dhexmaray labo beelood oo wada dega qeybo ka mid ah Xadka Gobolka Hiiraan uu la leeyahay Ismaamulka Itoobiya oo dad badan ay ku dhinteen
Khamiis, February 22, 2007(HOL): Wararka soo baxaya halka lagu magacaabo (Baar Magoog ) oo ka tirsan dhulka ismaamulka soomaalida Itoobiya ...
Warkii oo dhan »
Mas'uuliyiin ka socday Dowladda Federaalka iyo Bulshada Rayidka oo ka wada hadlay Xaaladda Magaalada Muqdisho
Khamiis, February 22, 2007(HOL): Mas'uuliyiin ka socotay Dowladda Federaalka iyo Bulshada Rayidka Gobolka Banaadir ayaa maanta isugu yimid shir looga ...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka oo bilaabay in ay Masjidyada baaraan
Khamiis, February 22, 2007(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tan iyo markii ay yimaadeen Magaalada Muqdisho waxay bilaab...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo eedeyn u jeedisay Hay'adaha Samafalka
Khamiis, February 22, 2007(HOL): Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa ku eedeeyay Hay...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta oo lagu eedeeyay in uu lacag lunsaday
Khamiis, February 22, 2007(HOL): Xubnaha Guddiga Fulinta Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Hotelka Muqdisho (EX...
Warkii oo dhan »