Wararka Maanta
COL CUMAR XAASHI: “Wax Dowlad la yiraahdo kama jiraan Soomaaliya, Dalkana waxaa ku soo duulay oo heysta Cadaw”
Jimco, April 06, 2007(HOL): Col. Cumar Xaashi Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, balse aan ku qanacsaneyn in uu xilkaas sii hay...
Warkii oo dhan »
Ururka Daryeelka Caruurta iyo Xuquuqda Aadanaha Ugaas Khaliif oo warbixin ka soo saaray dhibka ay Caruurta ka muteen Dagaalladii Muqdisho ka dhacay
Khamiis, April 05, 2007(HOL): Warbixn dheer oo dhinacyo badan taabaneysa Islamarkaana uu saaray Ururka Daryeelka Caruurta iyo Xuquuqda Aad...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo dib u dhigtay Shirkii Dib u heshiisiinta ahaa ee ay ku baaqday
Khamiis, April 05, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib u dhigtay shirkii ay ku baaqday in uu 15-ka bishan ka furmo magaa...
Warkii oo dhan »
Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Duleedka Magaalada Beledweyne oo sheegay in ay u socdaan wax ka qabashada nabadgelyada Gobolka
Khamiis, April 05, 2007(HOL): Kulan saacado dheer qaatay oo ay wada galeen Saraakiisha Ciidamda Itoobiya ee ku sugan Duleedka Magaalada B/weyn iyo wal...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka sidee bey u arkeysaa Heshiiska Xabad-joojinta ah ee ay wada gaareen Odayaasha Beelaha Muqdisho iyo Saraakiisha Itoobiya?
Khamiis, April 05, 2007(HOL): Afhayeenka Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed Ninka lagu magacaabo Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuub-sireed) ayaa ka hadlay he...
Warkii oo dhan »
Maamul Goboleedka Puntland oo beeniyay in ay Qowmiyad Takoor ku sameeyeen Dad laga soo tarxiilay Sacuudiga
Khamiis, April 05, 2007(HOL): Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Jen. Cadde Muuse Xirsi ayaa beeniyay in uu maamulkiisa Qowmiyad Takoor ku sameey...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Beesha Hawiye oo Baaq u jeediyay Beesha Caalamka
Arbaco, 04 April 2007(HOL): Odayaal iyo Waxgarad ka soo jeeda Beesha Hawiye ayaa baaq u diray Beesha Caalamka si ay wax uga qabtaan xaaladaha ba...
Warkii oo dhan »
Somaliland oo looga mahadceliyay martigelinta Rakaab Muqdisho loo soo tarxiilay oo ay ogolaatay in ay Hargeysa ku degaan
Arbaco, 04 April 2007(HOL): Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin ayaa looga mahadceliyay martigelin ay u sameysay dad Sacuudiga l...
Warkii oo dhan »
Kooxda Xiriirka Soomaalida oo ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Magaalada Muqdisho in ay Xabadda joojiyaan
Arbaco, 04 April 2007(HOL): Kooxda Xiriirka Soomaalida ee ka kooban Wadamada Mareykanka, Yurub iyo Afrika oo shir maalin qaatay ku yeeshay magaalada Q...
Warkii oo dhan »
Dadkii ka cararay Dhibaatada Muqdisho oo dhibaato kale ay ku soo heysato goobihii ay u barakaceen
Arbaco, 04 April 2007(HOL): Xaalad nololeed oo aad u adag ayaa la soo deristay dadkii ka qaxay dagaalladii ka dhacay magaalada Muqdisho maalmihii aynu...
Warkii oo dhan »