Wararka Maanta

SHIR BILOW U AH DIB U HISHIISIIN RASMI OO LA DHAX-DHIGO BILIHII KU DAGAALAMAY DEEGAANKA BAAR-MAGOOG OO KA TIRSAN DHULKA ISMAAMULKA ITOOBIYA OO LAGU QABTAY MAGAALADA B/WEYN.

SHIR BILOW U AH DIB U HISHIISIIN RASMI OO LA DHAX-DHIGO BILIHII KU DAGAALAMAY DEEGAANKA BAAR-MAGOOG OO KA TIRSAN DHULKA ISMAAMULKA ITOOBIYA OO LAGU QABTAY MAGAALADA B/WEYN.

APR 07, 2007

Sabti, 7, Apri. 2007 (HOL)  Shir dib u hishiisiin ah Islamarkaana Bilow u ah wada hadalo lagu soo Afjarayo Colaada u dhaxeeysa Beelihii ku Dagaal...

Warkii oo dhan »
XASAN MAXAMED NUUR QALAAD OO AH KUXIGEEN DUQA MAGALADA MUQDISHO DHINACA MAALIYADA OO AY KOOXO DABLEY AH DHAWACEEN.

XASAN MAXAMED NUUR QALAAD OO AH KUXIGEEN DUQA MAGALADA MUQDISHO DHINACA MAALIYADA OO AY KOOXO DABLEY AH DHAWACEEN.

APR 07, 2007

Sabti, 7, April. 2007 (HOL) Wararka ka soo baxaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Kooxo dabley ah ay dhaawac u geyteen Ku-xigeenka Duqa Magaalada ...

Warkii oo dhan »
Sarkaal ka tirsan Midowga Yurub oo sheegay in ay jiraan sababo lagu rumeysan karo in ay Xusuuqyo ka dhaceen Magaalada Muqdisho

Sarkaal ka tirsan Midowga Yurub oo sheegay in ay jiraan sababo lagu rumeysan karo in ay Xusuuqyo ka dhaceen Magaalada Muqdisho

APR 07, 2007

Sabti, April 07, 2007(HOL):  Khabiir dhinaca nabad-sugidda qaabilsan oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa ka digay in Ciidamada Dowladda Federaalka iy...

Warkii oo dhan »
Doon iyo Markab ay Koox Burcad badeed ah ku heysteen Xeebaha Soomaaliya oo waan waan iyo madax furasho lagu sii daayay

Doon iyo Markab ay Koox Burcad badeed ah ku heysteen Xeebaha Soomaaliya oo waan waan iyo madax furasho lagu sii daayay

APR 07, 2007

Sabti, April 07, 2007(HOL): Doon u kireysneyd ganacsato Soomaaliyeed iyo Markab u kireysnaa Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP ayaa lagu guuleystay in...

Warkii oo dhan »
Dadkii u barakacay Deegaanka Ceelasha Biyaha  ee Degmada Afgooye oo xaalad nololeed ay la soo deristay

Dadkii u barakacay Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Degmada Afgooye oo xaalad nololeed ay la soo deristay

APR 07, 2007

Sabti, April 07, 2007(HOL): Waxaa noloshii ku adkaatay dadkii ka qaxay magaalada Muqdisho ee u barakacay Deegaanka Ceelashada Biyaha ee Degmada Afgooy...

Warkii oo dhan »
Burundi oo Todobaadyo gudahood ciidamo u direysa Soomaaliya

Burundi oo Todobaadyo gudahood ciidamo u direysa Soomaaliya

APR 07, 2007

Sabti, April 07, 2007(HOL): Dowladda Burundi ayaa shaacisay in ay todobaadyo gudahood u direyso dalka Soomaaliya ciidamadii ay horay u ballanqaaday oo...

Warkii oo dhan »
Jendayi Frazer iyo Michel Ranneberger oo Baydhabo kula kulmay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi

Jendayi Frazer iyo Michel Ranneberger oo Baydhabo kula kulmay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi

APR 07, 2007

Sabti, April 07, 2007(HOL): Wafdi ay hoggaaminayaan Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Arrimaha Afrika Jendayi Frazer iyo Safiirka Dow...

Warkii oo dhan »
Meydad kale oo maanta laga soo uruuriyay Xaafadihii ay dagaallada ka dhaceen ee magaalada Muqdisho

Meydad kale oo maanta laga soo uruuriyay Xaafadihii ay dagaallada ka dhaceen ee magaalada Muqdisho

APR 06, 2007

Jimco, April 06, 2007(HOL): Guddigii kala metalayay dhinacyadii dhawaan ku dagaalamay magaalada Muqdisho iyo Ururrada Bisha Cas iyo Laan-qeyrta cas ay...

Warkii oo dhan »
Odayaasha Beelaha Muqdisho iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya oo maanta kulmaya

Odayaasha Beelaha Muqdisho iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya oo maanta kulmaya

APR 06, 2007

Jimco, April 06, 2007(HOL): Waxaa maanta mar kale kulan isugu imaanaya Odayaasha Beelaha Muqdisho iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaa...

Warkii oo dhan »
Dowladda Yemen oo dadaal ugu jirta qabashada shir ay ku heshiisiineyso dhinacyada isku haya Soomaaliya

Dowladda Yemen oo dadaal ugu jirta qabashada shir ay ku heshiisiineyso dhinacyada isku haya Soomaaliya

APR 06, 2007

Jimco, April 06, 2007(HOL): Dowladda Yemen ee Madaxweyne Cali Cabdalla Saalax ayaa shaaca ka qaaday in ay dadaal ugu jirto sidii ay u qaban lahayd shi...

Warkii oo dhan »