Wararka Maanta
Omar Fateh oo u tartamaya inuu noqdo Soomaaligii ugu horreeyay ee duq ka noqdo Minneapolis
Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Dadka magaalada Minneapolis ayaa dooranaya duqa magaalada, taas oo laga yaabo in Omar Fateh oo ah senatar Soom...
Warkii oo dhan »Jarmalka : Nin Soomaali ah oo seddex haween ah dilay oo aan la masaafurin doonin
Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Nin Soomaali ah oo seddex haween ah toorey ku dilay magaalada Würzburg ee gobolka Bavaria, Jarmalka, laguma c...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga oo Dacwad ka gudbisay Xubno ka tirsan Guddiga Olombikada Soomaaliyeed
Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo adag oo sharci ...
Warkii oo dhan »Ragg ku eedeysan dilkii Hooyada 80 jirka aheyd ee ka dhacay deegaanka Guudoole oo gacanta lagu dhigay
Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Ciidamada amaanka maamulka Galmudug ayaa goordhaw gacanta kusoo dhigay lix nin oo ku eedeysan iney ka dambeeyeen weer...
Warkii oo dhan »Aqalka Sare oo ansixiyay sharciyada, Barakayaasha Gudaha iyo sharciga Kalmo sharciyeedka Federaalka
Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad leh u ansixiyay laba hindise-...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeer degdeg ah ku tagay xarunta NIRA isagoo faray in adeegga loo fududeeyo shacabka
Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer degdeg ah ku sameeyay xarun...
Warkii oo dhan »NISA iyo saaxiibada caalamka oo 23 xubnood oo Al shabaab ah ku dilay howlgal qorshaysan oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa shalay ful...
Warkii oo dhan »Taliska Ciidanka Danab ee Puntland oo xaqiijiyay in laga goostay mushahaarkii laguna hayo habjabaad joogto ah
Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Taliska Ciidanka Danab ee Puntland ayaa sheegay in maamulka hadda jooga uu joojiyay dhammaan xuquuqdoodii iyo m...
Warkii oo dhan »Burcad badeed Soomaali ah oo isku dayay inay afduubtaan Markab ganacsi oo marayay xeebaha Soomaaliya
Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Waxaa soo baxay cabsi cusub oo ku saabsan soo laabashada burcad-badeedda Soomaaliyeed, kaddib markii afar qof oo aan ...
Warkii oo dhan »Shariif Sheekh Axmed "35 sano kadib qofka ku fakiraayo inuu isagu bedasho Dastuurka ee haddane adiga ku yiraahdo aamus waa lunsan yahay"
Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa markale weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha dowladda Fe...
Warkii oo dhan »