Wararka Maanta
Dagaal beeleed khasaare gaystay oo ka dhacay gobollada galbeedka Somaliland
Khamiis, December 25, 2025 (HOL) - Dagaal beeleed u dhexeeya laba beelood oo wada dega gobollada Salal iyo Awdal ee Somaliland, ayaa shalay iyo...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo codkiisa dhiibtay, Wada hadalna ugu baaqay Mucaaradka
galleryj Khamiis, December 25, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ballanqaaday in uu wadahadal furan la yeelan doono h...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo lagu wado inay la wareegto madaxtinimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Khamiis, December 25, 2025 (HOL) - Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay la wareegto madaxtinimada wareegga ah ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay b...
Warkii oo dhan »In ka badan 50 sano kadib shacabka Muqdisho oo saakay u dareeray doorasho qof iyo cod ah
Khamiis, December 25, 2025 (HOL) - Waxaa saakay oo Khamiis si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaawday doorashada goleyaasha deegaanka ee degm...
Warkii oo dhan »Khubarada Qaramada Midoobay: Al-Shabaab weli waa khatarta ugu weyn ee amniga Soomaaliya iyo Geeska Afrika
Khamiis, December 25, 2025 (HOL) - Khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay weli tahay khatarta ugu weyn ee hal...
Warkii oo dhan »UNHCR: Tobannaan kun oo qaxooti Soomaali ah ayaa ka soo laabtay Yemen intii uu socday dagaalka
Khamiis, December 25, 2025 (HOL) - Warbixin cusub oo ay soo saartay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ayaa daaha k...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh: Maalinta berri, Muqdisho waxay muujinaysaa awooddeeda dimuqraadiyeed
Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in doorashada golayaasha degmo...
Warkii oo dhan »Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo go'aan ka gaadhay diiwaangelinta codbixiyayaasha oo muran ka taagna
Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in dib-u-furis lagu samaynayo diiwaanka c...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo war kasoo saartay doorashada beri ka dhaceysa Muqdisho
Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay Warsaxafa...
Warkii oo dhan »Golaha Samatabixinta Qaranka "Doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir Waa Mid Hal Xisbi Isku Caana Shubayo"
Arbaco, December 24, 2025 (HOL) - Golaha Samatabixinta Qaranka ayaa si adag uga hadlay doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir ee lagu wado...
Warkii oo dhan »