More Articles
Sabti, Juun, 10, 2023 (HOL) - Ciidamada Kumaandooska Danab oo kaashanaya kuwa Nabad sugida maamulka Jubbaland ayaa howlgalo qorsheysan oo lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Ururka Al-shabaab ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.
Warkii oo dhan
Jimco, Juun, 9, 2023 (HOL) - Warar hordhac ah oo laga helayo xeebta Liido ee Muqdisho, ayaa sheegaya in la weeraray hotel Pearl Beach oo kamid ah hoteelada dhawaan laga furay halkaas.
Khamiis, Juun, 8, 2023 (HOL) - Somaliland ayaa soo dhawaysay bayaankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo dhinaca kalena sheegtay in ay ciidankeedu ay ilaalinayaan madaxbannaanideeda dhuleed.
Arbaco, Juun 7, 2023 (HOL) - Golaha Amaanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay colaadda ka socota magaalada Laascaanood, taas oo sababtay dhimashada dad badan oo rayid ah iyo barakaca in ka badan 150,000 oo qof.
Talaado, Juun 6, 2023 (HOL) - Somaliland ayaa dacwad ka dhan ah Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif Axmed u gudbisay Maxkamada Sare, Maxkamada ayaa Khaliif u qabatay in uu dacwada kaga soo jawaabo muddo 7 cisho ah.
Isniin, Juun 5, 2023 (HOL) - 10.5 milyan oo doolar oo ah gargaarka abaaraha iyo u adkeysiga, ayaa la siindoonaa Soomaaliya iyadoo ay iska kaashanayaan Sanduuqa Horumarinta Qatar, Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Mareykanka iyo Safaaradda Ingiriiska ee Muqdisho.