9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, Juun 22, 2023

Khamiis, Juun, 22, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa ku eedeeyay senatorada iyo xildhibaanada heer federal ee Garowe ku sugan, inay ka dambeeyeen kicinta iyo abaabulka dagaalkii dhawaan ka dhacay Garowe.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Juun 21, 2023

Arbaco, Juun 21, 2023 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Hantidhowrka guud ee qaranka ayaa lagu sheegay in xafiiska uu la wadaagay Xeer ilaaliyaha guud warbixin ku saabsan baaris fatasha ah oo laga sameeyay hay'ado ka tirsan dowladda, islamarkaana lagu ogaaday in qasnada dowladda ka maqan tahay lacag dhan 21 Milyan oo doolar.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Juun 20, 2023

Talaado, Juun 20, 2023 (HOL) - Dagaal culus ayaa saacaddan mar kale dib uga qarxay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, iyadoo la maqlayo daryanka madaafiic labada dhinac ay isku adeegsanayaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Juun 19, 2023

Isniin, Juun 19, 2023 (HOL) - Taliyahii ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Maanta laga qaaday xilka, waxaana xilkaasi loo magacaabay Jenaraal Ibraahin Sheekh Muxudiin oo horay usoo noqday Taliyaha Guutada 60-aad ee Ilaalada Madaxtooyadda Qaranka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Juun 18, 2023

Axad, Juun 18, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa si kulul uga soo horjeestay xilka qaadis uu ku sameeyay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 17, 2023

Sabti, Juun 17, 2023 (HOL) - Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in xilka looga qaaday Guddoomiyihii Gobalka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan oo kaalin weyn ka qaatay dagaalka ururka Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 16, 2023

Jimco, Juun 16, 2023 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah bixisay howlgal Shalay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa deegaanada Galcad iyo Baraag Sheekh Caamir ee gobolka Galgaduud.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]