9/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 19, 2024

Isniin, Agoosto, 19, 2024 (HOL) - Turkiga ayaa qorsheyneya inuu bisha soo socota u diro markabka cilmi-baarista, Oruc Reis, baloogyada saliidda ee ku yaalla badda Soomaaliya, sida laga soo xigtay warbaahinta Bloomberg.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 18, 2024

Axad, Agoosto, 18, 2024 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa cambaareeyay hadal uu bartiisa X kusoo daabacay safiirka UK ee Soomaaliya, kaasoo uu Soomaaliya iyo Somaliland uga dhigayay labo waddan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 17, 2024

Sabti, Agoosto, 17, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo caawa khudbad jeediyay ayaa ka hadlay cabashooyinka laga muujiyay canshuuraha ay ganacsatada iyo bajaajlayda sheegeen inay dowladdu soo kordhisay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 16, 2024

Jimco, Agoosto, 16, 2024 (HOL) - Ergeyga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle ayaa walaac xooggan ka muujiyay hubka sharci darada ah ee dhawaan laga keenay dalka Itoobiya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 15, 2024

Khamiis, Agoosto, 15, 2024 (HOL) - Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in 35 ruux oo isugu jira Soomaali iyo Ajaaniib ka shaqeynaayay goobo kala duwan oo ku yaala magaalada Muqdisho in laga helay cudurka dilaaga ah ee HIV.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 14, 2024

Arbaco, Agoosto, 14, 2024 (HOL) - Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa maanta magaalada Qaahira ee Caasimadda dalkaas ku kala saxiixday heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Amniga, kadib shir muhiim ah oo dhexmaray labada madaxweyne iyo wasiiro ka kala socday labada dowladood.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]