9/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 31, 2024

Sabti, Agoosto, 31, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo bandhigay hindise ay dowladda Jabuuti doonayo in lagu xaliyo khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 30, 2024

Jimco, Agoosto, 30, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya Taye Atskeselassie, ayaa ku eedeeyay madaxda Soomaaliya inay sii xumeeynayaan xiisadda labada dal ee deriska ah. Isagoo sheegay in Soomaaliya ay gacan saar la leedahay hay'ado shisheeye oo doonaya inay khal-khal geliyaan gobolka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 29, 2024

Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa si adag uga soo jorjeedsatay imaansha ciidamada Masar ee Soomaaliya, iyada oo sheegtay in ay carqalad ku noqon karaan nabadeeda, nabada Soomaaliya iyo gobolkaba.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 28, 2024

Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Labo diyaaradood oo laga leeyahay dalka Masar oo siday shaqaale iyo qalab ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, taasoo muujineysa tallaabadii ugu horeysay ee uu qaaday heshiiska iskaashiga difaaca iyo amniga ee Soomaaliya iyo Masar.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 27, 2024

Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka SSC Khaatumo ayaa lagu sheegay ciidamada Somaliland ay dad shacab ah ku laayeen magaalada Ceerigaabo iyo degmada Goof.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]