9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, April 7, 2021

Arbaco, April, 07, 2021 (HOL) - Dowladda federalka Soomaaliya ayaa ku eedeeysay Puntland iyo Jubbaland in aysan rabin in dalka ay ka dhaco doorashado asaaskeeda yahay heshiiskii 17-kii September iyo is fahankii 16-kii Febraayo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, April 6, 2021

Talaado, April,, 06, 2021 (HOL) - Beesha Caalamka oo garwadeen ka ah kulamada xiriirka ah ee toddobadyadii ugu danbeeyayba u socday hoggaamiyayaasha Soomaalida ayaa qoraal ay soo saareen waxaa ay u rajeeyeen shirarkooda isfaham iyo Guul

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, April 5, 2021

Isniin, April, 05, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay dacwaddii loo haystay Wasiirkii hore ee amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan, kaasoo dhowaan heshiis nabadeed la galay dowladda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, April 4, 2021

Axad, April, 04, 2021 (HOL) - Wakiilka QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa cambaareeyay weeraradii shalay lagu qaaday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin magaalooyinka Bariire iyo Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, April 3, 2021

Sabti, April, 03, 2021 (HOL) - Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah kasoo saaray khasaraaha ka dhashay qarax ismiidaamin ahaa oo Caawa ka dhacay maqaayad ku taala degmada Shangaani ee gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, April 2, 2021

Jimco, April, 02, 2021 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Mareykanka Joe Biden ayaa muddo hal sano ah ku kordhiyay cunaqabateynta dhaqaale ee saaran Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, April 1, 2021

Khamiis, April, 01, 2021 (HOL) - Sarkaal katirsan laanta dambaarista Puntland ee CID oo xalay lagu dilay magaalada Gaalkacyo ayaa maanta lagu aasay magaalada Gaalkacyo, kadib markii dabley katirsan Alshabab ay dileen.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]