9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, April 18, 2021

Axad, April, 18, 2021 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safarkiisii ugu horreeyay ugu anbabaxay dalka Jamhuuriyadda Congo tan iyo markii dhawaan Baarlamaanka Soomaaliya uu muddo korarsi labo sano ah ku sameeyay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, April 17, 2021

Sabti, April, 17, 2021 (HOL)- Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Teendhada Afisyooni shir kula leh Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, April 16, 2021

Jimco, April, 16, 2021 (HOL) - Gudoomiyihii degmadda Xamar jajab ee gobolka Banaadir, Maxamed Cabdi Xayle ayaa caawa lagu dilay weerar lagu qaaday, xilli uu sii galayay gurigiisa oo ku yaalay Deegaanka Sarkuusta.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, April 15, 2021

Khamiis, April, 15, 2021 (HOL) -War ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha Dibadda ayaa jawaab adag looga bixiyay go'aankii beesha caalamka ee mudada kororsiga labada sano oo dhawaan uu meelmariyay Baarlamaanka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, April 14, 2021

Arbaco, April, 14, 2021 (HOL) - Beesha caalamka ayaa qoraal ay galabta soo saareen waxay walaac xooggan kaga muujiyeen meelmarinta uu Golaha Shacabka meelmariyay qaraar lagu bedelayo heshiiskii 17kii Sebtember.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, April 13, 2021

Talaado, April, 13, 2021 (HOL) - Midowga Yurub ayaa sheegay go'aankii uu shalay barlamaanka Soomaaliya waqtiga labada sano ah ugu kordhiyay madaxweynaha iyo dowladda inuu wiiqayo dadaalada dheer oo ay taageereen midowga Yurub iyo beesha caalamka, si dib loogu dhiso Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]