Isniin, November, 19, 2018 (HOL)–Kulanka ay maanta yeesheen golaha wasiiradrada Jubbaland oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ayaa waxaa looga dooday xeerka gudiyada madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland.
newsinsideGolaha ayaa dood dheer kadib waxaa ay cod u qaadeen ansixinta xeerka, ayadoo ay wasiiradu cod gacan taag ah ku ansixiyeen gudiyada madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha Jubbaland.
Kulanka markii uu soo idlaaday waxaa saxaafadda la hadlay wasiirka wasaaradda warfaafinta, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyadda Jubbaland Mudane Cabdi Xuseen Sheekh Max’ed isagoo sheegay in xeerarka maanta la ansixiyay ay dowladdu waqti badan gelisay sidii ay xeerarkani u noqon lahaayeen kuwo sal u ah howlaha gudiyada doorashooyinka iyo xuduudaha Jubbaland.
Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.
Golaha wasiirrada Jubbaland oo ansixiyay xeerka gudiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland
More News
- Mudane Xasan Sheekh Max'uud oo sheegay in loo baahanyahay in la ilaaliyo hannaanka federaalka ee dalka
- Injineeradii dhismaha dekedda Garacad oo deegaanka gaaray
- Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya oo maalinta berri ah la fasaxay
- Maamulka gobolka Banaadir oo daah furay Mashruuca horumarinta iyo shaqo abuurka Gobolka
- Guddoonka Baarlamaanka oo guddiga faray in la kordhiyo miisaaniyada Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed
- Guddiga doorashada Koonfurgalbeed oo guddoomiye Doortay
- Eng. Maxamed Cismaan CaliMaad oo maanta Gaalkacyo kaga dhawaaqay inuu u sharaxanyahay xilka madaxweynaha Puntland
- Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Finland
- Wax is-daba-marin lagu eedeeyay hay'addaha dowladda iyo maamulka gobolka Banaadir
- Askari hore Kismaayo ugu dilay Nabadoon oo la toogtay [Sawirro]
- Xuutiyiinta Yemen oo sheegay inay diyaar u yihiin xabad joojin
- Wakiilka Somaliland u fadhiya Jabuuti “Calankeenii baa Safaarada ka taagan
- Madaxweyne Farmaajo oo booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Talyaaniga
- Xasan Sheekh oo booqanaya Kismaayo
- Madaxweyne Farmaajo oo martiqaad ka helay dowladda Talyaaniga
- Trump : Ma dhageysan doono cajaladda laga duubay Jamaal Khashoggi
- Dhakhaatiir Soomaali ah oo Isbitaal weyn ka hirgaliyay Ohio



