
Sabti, November, 17, 2018 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta berri ay shaqaalaha rayidka ee dowlada federalka fasax yihiin,sida ku cad war saxaafadeed ay baahisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
newsinsideWar-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda loo fasaxay munaasabada Dhalashada Nabigeena Suuban (SCW) oo ku beegan 12-ka bishan Mowiid sanadka 1440 H oo ku aadan beri oo taariikhdu tahay 20/11/2018.

Iman Mohamed Jama, Hiiraan Online
[email protected]