Isniin, Augusto, 28, 2017 (HOL) - Heshiis 10 qodob ka kooban ayaa si wadajir ah ay u soo saareen Maamulka
Khaatumo iyo Somaliland kaas oo daba socdey heshiisyo dhawr ah oo taxane
ahaa mudooyinkii la soo dhaafay.
Heshiiskan oo
saxaafadda uu akhriyey wasiirka Arimaha debedd Somaliland Sacad Cali
Shire, waxaana ka mid ahaa, tacsi loo direy dadkii ehelkoodu ku dhinteen
degaanka Buuhoodle, waxaanay hanbalyo u direen odayaashii soo
gabagabeeyey colaadaas.
Daawo Muuqaalka
@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@&
Seynab Cabdi Warsame