Axad, October, 08, 2017 (HOL) –Madaxweyneeyaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa markii ay gaareen magaalada Kismaayo kadib waxa ay la hadleen warbaahinta, ayagoo ka mahadceliyay soo dhaweynta, waxa ay sidoo kale ka warbixiyeen shirka ka furmi doona magaalada Kismaayo.
Halkan ka daawo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyo kan dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Max'ed Cabdi Waare.
Halkan Hoose ka daawo Khudbadda Madaxweynaha Hirshabeelle
Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.
DAAWO: Qaar kamid ah madaxda dowlad goboleedyada oo ka hadlaya Shirka ka furmi doona Kismaayo
More News
- Koobka Caga-yaraha : Xulka Kubad-da Cagta Brazil oo si dirqi uga badiyay xulka Somalia
- Al-shabaab oo la sheegay in ay dileen Nin badeeco u siday degmada Waajid
- Dufcadii ugu horeysay ardey ka qalinjabisay Jaamacada Jobkey fareecada magaalada Jowhar
- Xildhibaanno lagu weeraray magaalada Jowhar
- Doorashadii Somaliland oo soo dhowaatay iyo Laba beelood oo waaweyn oo shir u socday go’aamo ka soo saaray
- Madaxda dowlad goboleedyada dalka oo dhammaan ku sugan Kismaayo [Sawirro]
- Xafiiska Somaliland ku leedahay Addis Ababa oo xalay dab qabsaday iyo sababta oo wali la ogaan
- Ra’iisal wasaare Kheyre oo kulan la qaatay guddiyada dib-u-eegista dastuurka
- Madaxda Galmudug iyo Hirshabeelle oo Kismaayo Gaaray iyo madaxda Puntland oo la sugayo
- Jubbaland: Shirka Kismaayo wuu furmayaa mana jirto sabab uu u baaqan karo
- Khilaaf soo kala dhaxgalay madaxda dowlad gobolleedka Puntland
- Weerar Bam loo adeegsaday oo xalay lagu qaaday saldhigyo ciidan magaalada Muqdisho
- Kenya oo sheegtay in ay dishay rag ay siweyn ugu raad joogeen
- Shirweynaha Qaran ee dib-u-eegista dastuurka oo dib u dhac ku yimid