More Articles
Talaado, Juun, 25, 2024 (HOL) - Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa ku eedeeyay ciidamada Itoobiya inay si sharci darro ah ku soo galeen xuduudka Soomaaliya taasoo keentay inay iska hor imaad la galaan ciidamada ammaanka ee deegaanka.
Warkii oo dhan
Isniin, Juun, 24, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay in la jahwareeriyay khilaafka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ethiopia ee dhashay faragalinta arrimaha badda.
Axad, Juun, 23, 2024 (HOL) - Lataliyaha amniga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macalin ayaa shaaca ka qaaday in howlgal sadaxaad ay yeelaneyso Soomaaliya.
Sabti, Juun, 22, 2024 (HOL) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, ahna musharrax u taagan guddoomiyaha Midowga Afrika, Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadam ayaa nasiib darro ku tilmaamtay in doonisteeda kursiga Midowga Afrika loo turjumayo in ay Somaliland goynayso.
Jimco, Juun, 21, 2024 (HOL) - Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa taageeray codsiga Soomaaliya ee ku aaddan in la dhiso howlgal cusub oo uu hoggaaminayo Midowga Afrika, ka dib marka uu dhamaado howgalka ATMIS.
Khamiis, Juun, 20, 2024 (HOL) - Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo maanta shir jaraa'id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday ineysan ka tanaasuleyn musharaxnimadeeda kursiga Guddoomiyaha Midowga Afrika oo doorashadiisa la qaban doono sanadka soo socda ee 2025.