6/6/2020
Today from Hiiraan Online:  _



Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, April 23, 2013

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa galabta ku dhawaaqay qaar kamid ah golihiisa wasiirrada, iyadoo inta hartayna gadaal laga soo magacaabi doono.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Isniin, April 22, 2013

Isniin, Abriil 22, 2013 (HOL) - Wasaaradda war-faafinta, boostada iyo isgaarsiinta ee dalka Soomaaliya ayaa heshiis ku aadan soo celinta adeeggii boostada ee Soomaaliya waxay la gashay Wasaaradda Boostada ee dowladda Imaaraadka Carabta.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Monday - April 22, 2013

Members of the Somali diaspora living in the US city of Boston on Sunday feted the former president of Somalia’s Transitional Federal Government (TFG), Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, who is currently a resident at a leading local university.

Full Story


Wararka Maanta-Axad, April 21, 2013

Axad, Abriil 21, 2013 (HOL)- Dowladda Talyaaniga ayaa maanta ku wareejisey maamulka Puntland gaadiid ah nooca ay Boolisku isticmaalaan, munaasabaddii gaadiidkan lagula kala wareegayey ayaa ka dhacday xarunta Idaacadda Dowladda Puntland, oo iyadana ay dowladda Talyaanigu ku deeqday, dhowaanna xarigga laga jaray.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Sunday - April 21, 2013

A Somali journalist working for the government broadcaster was shot dead outside his home in the capital Mogadishu on Sunday, the fourth reporter to be murdered in the country this year, the union of journalists said.

Full Story


Somali News Update -Saturday - April 20, 2013

Somalia Prime Minister Abdi Farah Shirdon faced tough questions from parliament on his government’s performance, since he took the office.

Full Story

Wararka Maanta-Sabti, April 20, 2013

Sabti, Abriil 20, 2013 (HOL) — Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa 10 su’aal lagu weydiiiyay kulan maanta uu golaha baarlamaanka Soomaaliya ku yeeshay Muqdisho, waxayna su’aaluhu u badnaayeen heshiisyo ay xukuumaddu la gashay dalka Turkiga kuwaasoo ku saabsan tababarka ciidamada.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Jimco, April 19, 2013

Jimco, Abriil 19, 2013 (HOL) — Kooxo hubeysan ayaa xalay dad badan ku toogtay magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi-bari ee Kenya, iyadoo lix ka mid ah ay goobta ku geeriyoodeen, halka saddex kalena ay dhaawacyo soo gaaray u dhinteen.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Friday - April 19, 2013

Garissa, Kenya: Police in Garissa Town have launched a major operation after gunmen shot dead nine people. Several others were wounded in the Thursday evening attack.

Full Story


Somali News Update -Thursday - April 18, 2013

Emerging from the presidential contest of September 2012, Somalia’s Hassan Sheik Mohamud is discarding destructive clan-based politics in favor of anticorruption measures and national reconciliation as well as embracing vital security-sector and economic reforms.

Full Story

Wararka Maanta-Khamiis, April 18, 2013

Khamiis, Abriil 18, 2013 (HOL) — Golaha wasiirrada xukuumadda Somalia ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xaruntooda Muqdihso waxay ku meel mariyeen sharciga la dagaalanka argagaxisada, sidoo kalena waxay kaga hadleen kulankooda ammaanka.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Arbaco, April 17, 2013

Arbaco, April 17, 2013 (HOL) - Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayip Erdogan oo dalkiisu marti-galiyay wadahadalladii dhawaan dhexmaray madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Soomaaliland, Xassan Sheekh Maxamuud iyo Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa niyad sami ka muujiyay wadahadalladaas.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]