8/10/2020
Today from Hiiraan Online:  _



Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 28, 2013

Xaaji Maxamed Yaasiin oo u sharaxan Madaxtinimada Puntland doorashada soo socota ee la filayo inay Puntland ka dhacdo ayaa shirjaraa’id oo uu maanta ku qabtay Nairobi waxaa kaga hadlay xaalada Puntland gaar ahaanna shirka ka socda Magaalada Taleex ee gobolka Sool iyo wafdiga uu maamulka Puntland halkaasi u diray.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Sunday - October 27, 2013

In the wake of the barbarous attack on Kenya’s Westgate shopping mall last month, United Nations Secretary-General Ban Ki-moon wants decisive action against the group responsible for at least 67 deaths, the Somalia-based al-Shabaab.

Full Story

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 27, 2013

Axad, Oktoobar 27, 2013 (HOL) — Soomaali fara badan ayaa dhowrkii casho ee lasoo dhaafay laga soo celiyay dalka Uganda, kaddib markii ay waayeen cid ay damiinata ayna sheegi waayeen goobta ay rasmi ahaan u socdaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 26, 2013

Sabti, Oktoobar 26, 2013 (HOL) — Wariye Maxamed Maxamuud Tima-cadde oo ka mid ahaa wariyeyaasha Telefishinka Universal uga warrama Muqdisho ayaa goor dhow ku geeriyooday isbitaalka Madiina oo looga daweynayay dhaawac ay kooxo hubeysan ugu geysteen degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Talaadadii lasoo dhaafay.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Saturday - October 26, 2013

Security forces shut down one of Somalia's most respected independent radio stations today in Mogadishu, accusing it of illegally occupying a government building, witnesses and police said.

Full Story

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 25, 2013

Jimco, Oktoobar 25, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubnaha golaha ammaanka ee Midowga Afrika, isla markaana kula dar-daarmay in ciidamada Soomaaliya loo helo tasiilaadkii iyo dhaqaalihii ay u baahnaayeen.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Friday - October 25, 2013

Kenya’s Interior Ministry said it will prosecute 15 senior and mid-tier immigration officials for issuing fraudulent identity documents in a crackdown on illegal immigration as it urged more Somali refugees to go home.

Full Story

Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 24, 2013

Banaanbax lagag soo horjeedo maamulka Puntland laguna taageerayo shirweynaha Khaatumo 3 ayaa lagu qabtay garoonka kubada cagta ee Xabaddo ee magaaladda Buuhoodle. Banaanbaxan oo ay soo qaban qaabiyeen ururada Haweenka iyo dhalinyarada ee maamulka Khaatumo ee magaaladda Buuhoodle ayaa lagu soo bandhigay ....

Warkii oo dhan

Somali News Update -Thursday - October 24, 2013

Former Kenyan Prime Minister Raila Odinga is in the US, sharing his thoughts about last month's terrorist attack at Nairobi's Westgate shopping mall. He says Kenyans were surprised when they learned that Kenya's security forces had looted the mall, while there to fight the terrorists.

Full Story

Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 23, 2013

Inkastoo muuqaalo laga helay kaamirooyinkii ku xirnaa xarunta Westgate ay muujiyeen ciidamada Militariga oo wata baco alaabo ay ku jirto ayaa Taliyaha ciidamada militariga dalka Kenya General Julius Karangi uu ku adkaystay in ciidamada militariga Kenya aysan waxba xadin markii uu socday weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsiga ee Westgate.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Tuesday - October 22, 2013

NAIROBI, Kenya — In the middle of a crowded downtown street stand two hundred men and women, listening to a religious debate between a Muslim cleric and a Christian priest.

Full Story

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 22, 2013

Talaado, Oktoobar 22, 2013 (HOL) — Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa niyad jab iyo anfariir ka qaaday warbixin ay u soo gudbiyeen ciidamada Uganda ee UPDF oo ka tirsan howlgalka AMISOM kuwaas oo bedel ahaan ugu soo laabta dalkooda.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]