More Articles
Axad, July, 02, 2017 (HOL) – Safiirka dowladda Britain ee Soomaaliya David Concar oo wareysi gaar ah siinayay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC ayaa ka hadlay arimo badan oo quseeya amaanka, musuqmaasuqa burcad baddeeda iyo Soomaaliland.
Warkii oo dhan
Iran’s Trade Promotion Organization announced that volume of Iran’s exports to Somali had risen by 38 per cent in the previous Iranian year (ended March 20).
Full Story
A limited version of Trump’s travel ban — temporarily barring refugees and visitors from Iran, Libya, Somalia, Sudan, Syria and Yemen — took effect on Thursday, after the US Supreme Court allowed it to be enforced pending a full hearing in October.
Sabti, July, 01, 2017 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon, iyadoo maanta loo dabaal degayo 57-guuradii ka soo wareegatay, xornimadii Gobolada Koofur iyo is raacii Koofur iyo waqooyi.
Jimco, June, 30, 2017 (HOL) - Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa lagu dilay qarax loogu xiray gaarigiisa oo ka dhacay maanta Ex-Koontarool Muqdisho, sida ay warbaahinta u sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada.
91 inmates from Somalia’s Mogadishu Central prisons were released on Thursday June 29 thanks to a presidential pardon.
Khamiis, June, 29, 2017 (HOL) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa sheegaya ciidamo ka tirsan maamul K/galbeed ku sii jeedaan deegaanka uu ku sugan yahay Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur oo la sheegay ay siweyn ugu dhawaadeen xoogag ka tirsan Al-shabaab.
At 10:30 am Eastern Thursday, 72 hours after the Supreme Court gave the Trump administration a rare and significant court victory, the Trump “travel ban” will be legally allowed to go into effect.
A Somali man who colluded with Libyan smugglers to torture and extort fellow migrants in squalid prisons has been arrested in Italy as the refugee crisis continues to worsen.
Arbaco, June, 28, 2017 (HOL) – Wararka ka imanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Al-shabaab qorsheynayaan weerar ka dhan ah Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur oo dhawaan dowladda Mareykanka ka saartay Liiska argagixisada.
Talaado, June, 27, 2017 (HOL)– Ciidamda booliiska ayaa helay meydka Ilmo saddex sano jir ah magaalada Laascaanood, taa oo la wayay habeenimadii xalay sida uu sheegay Aabaha ilmaha dhalay.
As a teenager, Aden Hussein chose to become a refugee to get an education.