More Articles
Minneapolis (HOL) - Somali-Americans descended on Minneapolis Minnesota - home to the largest concentration of Somaliโs in the United States - for the inaugural โVision 2021โ summit. Vision 2021 is a policy summit aimed at influencing US foreign policy in Somalia while also introducing Somalia as an investment opportunity to American companies.
Full Story
Axad, September, 24, 2017 (HOL) โ Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo dib ugu laabtay magaalada Cadaado ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay saacado kooban ku xayirtay magaalada Hargeysa.
Warkii oo dhan
Sabti, September, 23, 2017 (HOL) โ Ku dhawaad muddo 27 sano kaddib waxaa caawa garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho ka soo degtay diyaaradii ugu horeysay ee sida rakaab kaddib markii ay dhawaan dowladda federaalka Soomaaliya shaacisay in adeegyadii uu ku shaqeyn lahaa xiliga habeenkii ah loo dhameystiray garoonka diyaaradaha Aadan Cade.
After 40 years, "Landshut" had its homecoming on Saturday. An Antonov 124 cargo plane brought the majority of the Boeing 737 aircraft in pieces from Brazil's Fortaleza International Airport to the southern German city of Friedrichshafen.
Mogadishu (HOL) - Three people have been reported killed and seven others injured on Wednesday after gunmen attacked a car in eastern Mudug region, according to officials in both Puntland and Galmudug states.
Jimco, September, 22, 2017 (HOL) - Wararka ka imanaya deegaanka Ceelcadde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in duhurnimadii maanta uu halkaa dagaal ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab.
Khamiis,, September, 21, 2017 (HOL)-Bashiir Xusseen Dhoore oo horay u soo noqday guddoomiye ku-xigeenkii maamulka iyo maaaliyada degmada Beledweyne, kana mid ahaa Aqoonyahannada gobolka Hiiraan ayaa caawa u geeriyooday xanuun deg deg ah la soo darsay.
Rwandan President Paul Kagame has rejected the notion that Africa is characterized by corruption, and pointed fingers at non-Africans for involving in corrupt acts in the continent.
Beled Weyne (HOL) - Kenya Defence Forces (KDF) have withdrawn from a town in the Gedo region of southern Somalia Wednesday, according to officials and witnesses
Arbaco, September, 20, 2017 (HOL) โ Guudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa xilka kala wareegay Cumar Aadan Ibraahim Baadiiyoow oo xilka looga qaaday wareegto ka soo baxday madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle.
ADEN PORT, Yemen โ For nearly a decade, Yemen was a place of refuge for Abaya Mursal and her family who had fled their homes in Somalia owing to conflict.
Talaado, September, 19, 2017 (HOL) --Raโiisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Mareykanka ayaa kulan la qaatay wasiirka Arrimaha dibadda Ruushka Sergey Lavrov iyo madax kale oo dowladaasi ka tirsan.