Wararka Maanta
Qarax ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay duleedka Magaalada Baydhabo
Khamiis, November 30, 2006(HOL) Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in uu halka laga galo Magaaladaas, gaar ahaan...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay Baydhabo sii saarnaaneyso Cunaqabateynta Shidaalka
Khamiis, November 30, 2006(HOL) Golaha Maxkamadaha Islaamka ayaa shaaca ka qaaday in ay magaalada Baydhabo sii saarnaaneyso cunaqabateynta dhinaca shi...
Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Itoobiya oo ansixiyay in ay Xukuumadda Itoobiya qaaddo Tallaabo kasta oo ay isaga difaceyso Maxkamadaha Islaamka Soomaaliya
Khamiis, November 30, 2006(HOL) Baarlamaanka Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa maanta u codeeyay oo ka jawaabay codsi uu u jeediyay Ra'iisal Wasaaraha...
Warkii oo dhan »
Mareykanka oo sheegay in seddex Nin oo dembi ka gashay ay Muqdisho joogaan
Khamiis, November 30, 2006(HOL) Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika haweeneyda lagu magacaabo Jendayo Frazer ayaa sheeg...
Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Maxkamadaha Islaamka oo Jabuuti u dhoofay
Khamiis, November 30, 2006(HOL) Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggam...
Warkii oo dhan »
Hay'adda Bisha Cas ee Imaaraadka oo kaalmo u fidisay Dadka ay ku barakacay Fatahaadda Webiyada
Arbaco, November 29, 2006(HOL): Ururka Bisha Cas ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa deeq u fidisay dadka ku barakacay Fatahaadda Webiyada Shabeelle iyo ...
Warkii oo dhan »
Oday Dhaqameedyo ugu baaqay Dowladda Federaalka in ay Dalka ka saarto Ciidamada Itoobiya
Arbaco, November 29,2006(HOL): Odayaal dhaqameedyo shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho, isla markaana ka kala socday gobollada Dalka ayaa waxay ugu baa...
Warkii oo dhan »
Maleeshiyada Cabdi Qeybdiid oo lagu eedeeyay in ay Oday dhaqameedyo Af-duubteen
Arbaco, November 29, 2006(HOL): Maleeshiyo ka amar qaata Hoggaamiye Kooxeedka Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa lagu eedeeyay in ay deegaano ka tirsan...
Warkii oo dhan »
Shiikh Yuusuf Indha Cadde: "Haddii UN-ka ka qaado Soomaaliya Cunaqabateynta Hubka annaguna waxaan keeni doonnaa Muslimiinta Caalamka"
Talaado, Nvember 28,2006(HOL): Madaxa Ammaanka Maxkamadaha Islaamka Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo maanta ka qeybgalay banaanbax Muqdisho...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Maxkamadda Islaamka Gobolka Hiiraan oo Heegan Buuxa la geliyay
Talaado, November 28,2006(HOL): Ciidamada Maxkamada ku dhaqanka shareecada Islaamka ee Gobalka Hiiraan ayaa 48kii saac ee la soo dhaafay ahaa ku...
Warkii oo dhan »