Wararka Maanta
Xildhibaanada Dowladda Federaalka ee Muqdisho ku sugan oo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ugu baaqay in uu ka soo baxo ballantii uu ka qaaday Shacabka Soomaaliyeed
Isniin, December 11, 2006(HOL): Xildhibaanadan oo shir labo maalmood socday ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa gunaanadkii shirkooda waxay ka soo saar...
Warkii oo dhan »
Muqdisho oo maanta laga xusay Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha
Axad, December 10, 2006(HOL): Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha ayaa maanta Muqdisho uga dabaaldegtay sanadguuradii 58aad ee ka soo ...
Warkii oo dhan »
Ardayda Kuliyadda Caafimaadka Jaamcadda Banaadir ayaa Deeq Dawo ah gaarsiiyay dadka ay waxyeelada ka soo gaartay Fatahaadaha
Axad, December 10, 2006(HOL): Ardayda Kuliyada caafimaadka iyo qaliinka ee Jaamacada Benaadir ayaa deeqda dawo ah oo isugu jirtay daawooyinka Maqaarka...
Warkii oo dhan »
Xildhibaanada Dowladda Federaalka ee ku sugan Magaalada Muqdisho oo soo bandhigay Qariidad dalka Soomaaliya lagula darayo Dalka Itoobiya
Axad, December 10, 2006(HOL): Xildhibaanadan oo shir jaraa’id ku qabtay Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho ayaa waxay saxaafadda u soo bandhig...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiinta Maxkamadaha Islaamka Gobolka Hiiraan oo ka digaya khatar ka imaan karta Ciidamo soo gala Gudaha Dalka Soomaaliya
Sabti, December 09, 2006(HOL): Kadib markii dhawaan golaha Amaanku isku Raacay in Cunaqabateyta hubka laga qaado Dalka soomaaliya isla mar...
Warkii oo dhan »
Banaanbax lagu taagaeerayo Go’aankii Golaha Ammaanka oo maanta ka dhacaya Magaalada Baydhabo
Sabti, December 09, 2006(HOL): Waxaa ka socota Magaalada Baydhabo qaban qaabo loogu jiro qabashada banaanbax lagu taageerayo go’aankii ka soo baxay ...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo joojiyay Gaadiidkii u bixi jiray Magaalada Baydhabo
Sabti, December 09, 2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka ayaa saakay joojiyay gaadiidkii u bixi jiray Magaalada Baydhabo oo fariisin KMG ah u ah Dow...
Warkii oo dhan »
Deegaanadii ay shalay ku dagaalameen Ciidamada Maxkamadaha Islaamka iyo kuwa Dowladda Federaalka oo degan
Sabti, December 09, 2006(HOL): Waxaa degan Xaaladda Deegaanadii ay shalay ku dagaalameen ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maxkamadaha...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka oo Baydhabo ku qabtay nin ay ka shakiyeen oo soo xirtay Labiska Dumarka, Indhahana soo qarsaday
Jimco, December 08, 2006(HOL): Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka ee ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa waxay gacan ku dhigeen nin ay ka shakiyeen o...
Warkii oo dhan »
Magaalooyinka Boosaaso iyo Laas-caanood oo maanta ay ka oogantay xiisad ka dhalatay in faaf-reeb lagu sameeyo Qudbooyinka Masjidyada la aqriyo Jimcaha
Jimco, December 08, 2006(HOL): Waxaa maanta ay xiisad ka oogantay Magaalooyinka Boosaaso iyo Laas-nood ee Gobollada Bari iyo Sool, kadib markii ay is-...
Warkii oo dhan »