Wararka Maanta
Qeybtii ugu horeysay ee Ciidamada Itoobiya oo maanta ka amba baxay Magaalada Muqdisho
Talaado, January 23, 2007(HOL): Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka amba baxay qeybtii ugu horeysay ee Ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugnaa mag...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan ilaa 21 gaadiidka Dagaalka ah oo Gobolka Hiiraan uga gudbay Dhinaca magaalada Muqdisho
Talaado, January 23, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka soo guuray magaalada Dhuusa-mareeb ee gobalka Gal-gaduud ayaa mar kaliya waxaa lagu ...
Warkii oo dhan »
Midowga Yurub oo Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqday in ay la hadasho cid kasta oo ka soo horjeeda
Talaado, January 23, 2007(HOL): Wasiirrada Arrimaha Dibadda Midowga Yurub ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Brussels ee dalka Beljim waxay ku sheege...
Warkii oo dhan »
Colaado ka jiray Beer Xaani iyo Biyo Cadde oo xal ka gaaristooda lagu howlan yahay
Talaado, January 23, 2007(HOL): Waxaa xal ka gaaristooda lagu howlan yahay xiisado colaadeed oo dhawaan ka oogmay Tuulada Biyo Cadde ee Gobolka Shabel...
Warkii oo dhan »
Midowga Afrika oo ka doodaya Ciidamo u dirista Soomaaliya iyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo kulankaasi ka qeybgelaya
Talaado, January 23, 2007(HOL): Midowga Afrika ayaa maanta wuxuu ka shirayaa sidii ciidamo nabad ilaaliyayaal ah oo Afrika ka socda deg deg loog...
Warkii oo dhan »
Iska hor imaad dhexmaray Ciidamada Itoobiya iyo Maleeshiyooyin Soomaali ah oo sababay dhimashada shan ruux
Isniin, January 22, 2007(HOL): Ilaa shan ruux ayaa geeriyootay lix ruux oo kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii ay saakay ku dagaalameen deega...
Warkii oo dhan »
Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo Muqdisho kulan kula yeeshay madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed
Isniin, January 22, 2007(HOL): Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Mr. Syoum Mosfen oo maanta gaaray caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa uu ku...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo la sheegay in Hotel ku yaala Nairobi lagu ilaalinayo kadib markii uu iska dhiibay Xadka Kenya
Isniin, January 22, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Axmed ayaa la sheegay in Hotel ku yaala Magaalada Nair...
Warkii oo dhan »
Maxkamadda Sare ee Gobolka Hiiraan oo Dil ku xukuntay nin gacan ku dhiigle ah
Isniin, January 22, 2007(HOL): Maxkamada sare ee gobalka Hiiraan ayaa dil ku xukuntay mid ka mid ah ciidamada dowlada federaalka oo dabayaaqadii...
Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir oo sheegay in ay Saldhigyada Booliska Magaalada Muqdisho ay howlgeliyeen
Isniin, January 22, 2007(HOL): Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir G/lle sare Cali Saciid Shiikh Xasan ayaa sheegay in ay ciidamo Boolis ah g...
Warkii oo dhan »