Wararka Maanta
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo kulan ku wada leh Magaalada Baydhabo
Arbaco, Febraayo 14, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Mr. Syoum Mos...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka oo xalay Howlgallo ka sameeyay Magaalada Muqdisho
Arbaco, Febraayo 14, 2007(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee gacanta siinaya ayaa xalay lagu arkayay qaar ka ...
Warkii oo dhan »
Dalladda Culumaa'udiinka Soomaaliyeed oo baaq u dirtay Dowladda Federaalka iyo kooxaha weerarka ku haya
Talaado, February 13, 2007(HOL): Ku simaha Guddoomiyaha Dalladda Culumaa'udiinka Soomaaliyeed Shiikh Cali Xaaji Yuusuf oo maanta shir jaraa'id ku qabt...
Warkii oo dhan »
Dad soo barakacay oo ka qaxay Nawaaxiga Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho
Talaado, February 13, 2007(HOL): Dad qaxooti ah oo ka soo barakacay Gobollada Koofurta Soomaaliya iyo Kilinka shanaad ee is-maamulka Soomaalida, isla ...
Warkii oo dhan »
Beesha Reer Xaaji Saleebaan oo eedeyn loo soo jeediyay ka difaacday Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka
Talaado, February 13, 2007(HOL): Waxgarad iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Beesha Reer Xaaji Saleebaan ee Habar-gidir oo maanta shir ku yeeshay magaalada ...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo weerarada ka dhacaya Magaalada Muqdisho ku eedeeyay Dad ka haray Maxkamadihii Islaamka
Talaado, February 13, 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Magaal...
Warkii oo dhan »
Saraakiishii ku dhaawacantay Qaraxii Kismaayo oo lagu soo daweynayo Magaalada Addis Ababa
Talaado, Febraayo 13, 2007(HOL): Saraakiishii Ciidamada Dowladda Federaalka ee ku dhaawacmay qaraxii 11-kii bishan ka dhacay fagaaraha Beerta Xoriyadd...
Warkii oo dhan »
Muqdisho oo xalay mar kale martigelisay Madaafiicda Hoobiyaha
Talaado, Febraayo 13, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ayaa mar kale xalay waxay martigelisay weerarro ay kooxo hubeysan ku qaadeen fariisimo ay ku sugan...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in la yaqaano Kooxaha ka dambeeya Nabadgelyo darrada ka jirta Magaalada Muqdisho
Talaado, Febraayo 13, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa sheegay in la garanayo kooxaha ka dambeeya wee...
Warkii oo dhan »
Dad ka qaxay Madaafiicda Muqdisho oo Degmada Afgooye gaaray
Isniin, February 12, 2007(HOL): Ilaa 40 Qoys oo ka bara-kacay magaalada Muqdisho ayaa waxay gaareen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose kadib ...
Warkii oo dhan »