Wararka Maanta
Puntland oo digniin adag u dirtay cid kasta oo hub sidata oo aan kamid ahayn hay’adaha amniga
Sabti, November 1, 2025 (HOL) - Puntland ayaa digniin xooggan u dirtay cid kaste oo hub sidata oo aan kamid ahayn hay’adaha amniga, iyadoo she...
Warkii oo dhan »Samia Suluhu Hassan oo ku guuleysatay iney noqoto madaxweynaha dalka Tanzania
Sabti, November 1, 2025 (HOL) - Guddiga doorashooyinka dalka Tanzania ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada doorashadii maalmo ka hor ka dhac...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan oo balan qaaday inuu wax ka qabanaayo falalka amni daro iyo dhaca dadweynaha
Sabti, November 1, 2025 (HOL) - Gudoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan Maxamed Xuseen Maxamed oo Xalay si rasmi ah ula wareegay xilkaan a...
Warkii oo dhan »Switzerland oo qorsheyneysa duulimaad qarsoodi ah oo lagu celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed
Sabti, November 1, 2025 (HOL) - Switzerland ayaa qorsheyneysa inay si qarsoodi ah ugu celiso Muqdisho dhowr muwaadiniin Soomaaliyeed, iyadoo sameynays...
Warkii oo dhan »Maamulka Waqooyi Bari oo Puntland ku eedeeyay inay soo wareertay Boocame
Jimco, October 31, 2025 (HOL) - Maamulka Waqooyi Bari ayaa ku eedeeyay Puntland in ay weerar kusoo qaadeen degmada Boocame ee gobolka Sool.War k...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse "Ciidamada Amaanka waxa ka raali galinayaa hadalada aan habooneyn ee kasoo yeeray dad masuuliyiin ah oo dalkaan xilal ka haya"
Jimco, October 31, 2025 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si weyn ugu bogaadiyay ciidamada amaanka ee k...
Warkii oo dhan »Puntland oo lagu eedeeyay in garoomadeeda lagu adeegsaday duulimaadyo hub lagu geeyo Suudaan
Jimco, October 31, 2025 (HOL) - Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisiciid Muuse Cali, ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland in gar...
Warkii oo dhan »Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo fadhi deg deg ahaa ka yeeshay xaalada Suudaan
Jimco, October 31, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan deg deg ahaa ka yeeshay xaalada dalka Suudaan iyo dil wadareedkii ...
Warkii oo dhan »Puntland oo joojisay mushahaarkii iyo raashinka ciidamadii ku sugnaa Sool iyo Cayn
Jimco, October 31, 2025 (HOL) - Puntland ayaa gabi ahaanba joojisay mushaharkii iyo raashinkii ay siin jirtay ciidamadii ka howlgalayay gobollada Sool...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo Billad Sharaf Qaran ku maamuusay madaxweynaha dalka Jabuuti
Jimco, October 31, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay Bilad Sharaf Qaran ku maamuusay dhigiisa ...
Warkii oo dhan »