Wararka Maanta
Booliiska degmada Guriceel oo gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan dilka ganacsadahii Xalay lagu dilay Degmadaas
Isniin, November 17, 2025 (HOL) - Ciidamada amaanka maamulka Galmudug, gaar ahaan Booliiska degmada Guriceel ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan...
Warkii oo dhan »Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo beesha caalamka ka dalbaday dhaqaale uu doorashooyinka ku qabto
Isniin, November 17, 2025 (HOL) - Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa beesha caalamka u diray codsi ku aaddan...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Ku Baaqay Wada-tashi Qaran oo Deg-deg ah si Loo Badbaadiyo Midnimada Dalka
Isniin, November 17, 2025 (HOL) - Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aaden, ayaa qoraal uu ku baahiyey boggiisa Facebo...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Batroolka Soomaaliya oo digniin adag ka soo saartay macdan-qodista sharci-darrada ah
Axad, November 16, 2025 (HOL) - Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale adkeysay in ay si ...
Warkii oo dhan »Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo xaqiijisay in la jabsaday xogta rakaabka isticmaalay Barnaamijka E-TAS
Axad, November 16, 2025 (HOL) - Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xaqiijisay in la jabsaday xogta qaar ka mid ah rakaabk...
Warkii oo dhan »Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliska oo hortagay Guddiga Arrimaha Gudaha ee Golaha Shacabka
Axad, November 16, 2025 (HOL) - Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobolada iyo Amniga ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan su’aalo weydiin ah kula ...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi: Barnaamijka E-Visa Wuxuu Xannibay In Ajaanib Daacish Ah Diyaarad Ku Soo Galaan Buuraleyda Puntland
Axad, November 16, 2025 (HOL) - Wasiirka gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in barnaamijka E-Vi...
Warkii oo dhan »Agaasime Mustaf Dhuxulow “Waxaan la socona dadka faafiyay iyo kuwa taageeray Borobagaandada ka dhanka ah E-TAS”
Axad, November 16, 2025 (HOL) - Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa si faahfaahsan uga hadlay m...
Warkii oo dhan »Ku dhawaad 10 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Galgaduud
Axad, November 16, 2025 (HOL) - Ciidamada Daraawiishta maamulka Galmudug ayaa xalay howlgal qorsheysana ka fuliyay deegaanka Ceel lahelay ee dhaca bar...
Warkii oo dhan »Puntland oo ka digtay in la isticmaalo adeegga E-VISA oo ay sheegtay in uusan sugnayn amni ahaan
Axad, November 16, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ugu baaqday dadka u socdaalaya degaanadeeda ee wata baasaboorrada ajnebiga ah in aysan adeegsan adeegga ...
Warkii oo dhan »