9/30/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Maarso 25, 2023

Sabti, Maarso, 25, 2023 (HOL) - Iyadoo maalmahii lasoo dhaafay warbaahinta iyo baraha bulshada si weyn loogu baahiyay warar la xariiray in Sarkaal ka tirsanaa ciidanka Kumaandooska Danab lagu dilay dagaalada ka socda Magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa arintaasi beeniyay Taliyaha ciidamada Kumaandooska Danab Axmed Cabdullaahi Nuur oo loo yaqaano Beeryare.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Maarso 24, 2023

Jimco, Maarso, 24, 2023 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Al-shabaab ay caqabad ku aheyd in dalka ay ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Maarso 23, 2023

Khamiis, Maarso, 23, 2023 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku ammaantay inuu qaadayo tillaabooyin muhiim ah si uu u daboolo halbeegyada cunaqabateynta.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Maarso 22, 2023

Arbaco, Maarso, 22, 2023 (HOL) - Wasiiru dowlaha Amniga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa iyo Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya Jenaraal Sulub Axmed Firin ayaa ka qey galay munaasabad Safaaradda Talyaaniga ay ku wareejisay gaadiid ay ugu deeqday ciidanka Booliiska Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Maarso 21, 2023

Talaado, Maarso, 21, 2023 (HOL) - Askari ka tirsan Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa lagu dilay magaalada Hargaysa, xili uu howlgal ku jiray sida booliisku sheegay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Maarso 20, 2023

Isniin, Maarso, 20, 2023 (HOL) - Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku guuleystay abaalmarin heer Caalami ah oo ay sanad walba bixiso hay'adda Central Banking ee fadhigeedu yahay dalka Ingiriiska.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]