9/30/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, April 17, 2023

Isniin, April, 17, 2023 (HOL) - War-murtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen beesha caalamka ayaa lagu sheegay in dhinacyada isku haya colaadda Laascaanood ay fulin waayeen ballanqaadkii xabbad joojinta iyo kala qaadida labada ciidan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, April 16, 2023

Axad, April, 16, 2023 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa faahfaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay Mooto Bajaaj saakay ku qaraxday degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, April 15, 2023

Sabti, April, 15, 2023 (HOL) - Tiro ka badan 250 Soomaali ah oo ku sugan dalka Turkiga ayaa ku xayiran garoonka diyaaradaha ee Istanbul ee Turkiga.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, April 14, 2023

Jimco, April, 14, 2023 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Amniga XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Magaaladda Belgrade ee Dalka Serbia Tababar ugu soo xiray Qaar ka tirsan Ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada Soomaaliya kuwaas oo Muddo Afar bilood ah Tababar Sare ku qaatay dalka Serbia.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, April 13, 2023

Khamiis, April, 13, 2023 (HOL) - Dowladdaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa Maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis dhaqaale oo gaaraya 19 Milyan oo doolarka Mareykanka ah oo loogu talo galay dib usoo kabsashada ilaha dhaqaalaha iyo ganacsiga Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, April 12, 2023

Arbaco, April, 12, 2023 (HOL) - Kumanaan ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ayaa lagu dilay Soomaaliya, boqolaal kalena waa lagu dhaawacay tan iyo markii ay ciidamadu billaabeen howlahooda shaqo ee Soomaaliya horaantii sannadkii 2007-dii, sida uu VOA u sheegay madaxa howlgalka AMISOM.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]