9/30/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, May 12, 2023

Jimco, May, 12, 2023 (HOL) - Wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, Cabdiqafaar Xasan Xaange ayaa ku tilmaamay sababta madaxweyne Deni u mucaaradsan yahay dowladda federalka inay tahay markii uu waayay jagada raysal wasaare.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, May 11, 2023

Khamiis, May, 11, 2023 (HOL) - Saraakiil hore uga tirsanaa ciidamada Somaliland ayaa saaka lagu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood kadib markii ay ku biireen xoogaga SSC-Khaatumo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 10, 2023

Arbaco, May, 10, 2023 (HOL) - Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa sheegay in uu tabashada la qabo dadka reer Borama, lakiin ay tahay in si nabada loo wada baadi doono wixii dhiman.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, May 9, 2023

Talaado, May, 9, 2023 (HOL) - Raysal wasaaraha xukuumada Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, inuu masuul ka yahay fashilka ku yimaada barnaamijka dayn cafinta Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 8, 2023

Isniin, May, 8, 2023 (HOL) - Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda qaranka ee NISA ayaa la sheegay inay fashiliyeen shabakad ka tirsanayd Alshabaab oo doonayay inay weeraraan Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, May 7, 2023

Axad, May, 7, 2023 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka oo is iskaashanaya howlgalo qorsheysan ay ka sameeyeen saacadahii lasoo dhaafay degmada Ceeldheer iyo nawaaxigeeda in lagu soo qabtay xubno ka mid ah horjoogayaasha kooxda Al-shabaab.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]